15 Sep, 2025
2 mins read

Khabiir ugu baaqay dawladaha caalamka inay ka hortagaan in mishiinadu ay la wareegay maamulka dunida.

TORONTO – Geoffrey Hinton oo ka mid ah khubarada hindistay ama horumarisay farsamada casriga ah ee “Garaadka Macmalka ah” ama Artificial Intelligence, ayaa ugu baaqay dawladaha caalamku inay ka hortagaan isla markaana ay xakameeyaan, sidii aanay mishiinadu ula wareegi lahayn maamulka bulshooyinka. Hinton ayaa si weyn loo bartay, ka dib markii uu bishii May shaaciyey […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleeefonka kula hadlay hoggaamiyeyaasha dalalka Turkiga, Qatar iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Xamad Binu Tamiim iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Madaxda hambalyo ku aaddan Ciidda barakaysan ee Carafa, iyagoo u rajeeyey shacabka Soomaaliyeed horumar iyo sannado […]

1 min read

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo qaabilay Safiirka Sirilaanka ee dalkaas..

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhaweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Hantiwadaaga Dimuqraadiga ah Sirilaanka ee dalkaas mudane KK Theshantha Kumarasiri. Kulankan ayay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna hoosta ka xariiqeen oo isla garteen kor u qaadista iskaashiga labada dowladood.

1 min read

ATMIS oo saldhigyo ku wareejisay ciidamada Soomaaliya.

MUQDISHO:- Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu dhimayo ciidamada ATMIS ee ka hawlgala Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay in hawlgalku uu wareejiyey Cadale, iyo Arbacow. Magaalada Cadale ayaa hawlgalka ATMIS uu sheegtay in […]

3 mins read

Wallaahi ma fahmin Jaayga, naloo soo dhoofiyo.

Waxaan hubaa in aan ahay Qof aan Aqoon badan leheyn, in kasta oo aan heysto Shahaado Jaamacadeed oo aan Culuunta dhaqaalaha ku qaatay. Haddana wey igu adkaatay in aan fahmo waxyaaba badan oo Dalka ka socdo markaan ka fiiriyay dhinaca Dhaqaalaha. Maanta, waxaan ku dhaqaaqay Cilmi baaris kooban oo Xaqiiqa raadis ah, Haddaan “Far iyo […]