18 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleeefonka kula hadlay hoggaamiyeyaasha dalalka Turkiga, Qatar iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Xamad Binu Tamiim iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Madaxda hambalyo ku aaddan Ciidda barakaysan ee Carafa, iyagoo u rajeeyey shacabka Soomaaliyeed horumar iyo sannado […]

1 min read

Shir looga hadlayay u diyaar garowga xuska 1da Luuliyo oo lagu qabtay Stadium Muqdisho,+Sawiro

Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dubbaridka dabaaldaga munaasabada 1-da Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga ah ee loo asteeyay in uu ka dhaco xuska maalinta qiimaha badan ee munaasabadda 1-da Luuliyo. Kulankani oo ahaa mid waqti badan qaatay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddiga heer […]

1 min read

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo qaabilay Safiirka Sirilaanka ee dalkaas..

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhaweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Hantiwadaaga Dimuqraadiga ah Sirilaanka ee dalkaas mudane KK Theshantha Kumarasiri. Kulankan ayay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna hoosta ka xariiqeen oo isla garteen kor u qaadista iskaashiga labada dowladood.

1 min read

ATMIS oo saldhigyo ku wareejisay ciidamada Soomaaliya.

MUQDISHO:- Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu dhimayo ciidamada ATMIS ee ka hawlgala Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay in hawlgalku uu wareejiyey Cadale, iyo Arbacow. Magaalada Cadale ayaa hawlgalka ATMIS uu sheegtay in […]

3 mins read

Wallaahi ma fahmin Jaayga, naloo soo dhoofiyo.

Waxaan hubaa in aan ahay Qof aan Aqoon badan leheyn, in kasta oo aan heysto Shahaado Jaamacadeed oo aan Culuunta dhaqaalaha ku qaatay. Haddana wey igu adkaatay in aan fahmo waxyaaba badan oo Dalka ka socdo markaan ka fiiriyay dhinaca Dhaqaalaha. Maanta, waxaan ku dhaqaaqay Cilmi baaris kooban oo Xaqiiqa raadis ah, Haddaan “Far iyo […]

3 mins read

Turkiga oo tallaabo adag ka qaaday falkii lagu gubey kitaabka Qur’aanka.

Sweden yaanay filannin in Turkigu tageero ka mid noqoshadeeda NATO”, ayuu madaxweynaha Turkiga Erdogan yiri shalay, maalmo uun ka dib markii kitaabka Qur’aanka kariimka ah lagu gubay dibad baxyo ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Sweden ayaa codsatay ka mid noqoshada NATO ka dib markii uu Ruushka weeraray Ukraine – balse Turkiga oo xubin […]

1 min read

Mareykanka oo wax laga xumaado ku tilmaamay gubistii qur’aanka ee Sweden.

Waxaa isa soo taraya waddamada qaar oo ka falcelinaya ninkii kitaabka qur’aanka ku gubay dalka Sweden. Mareykanka markaan eegno, ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda ee Mareeykanka, Vedant Patel, ayaa war-saxaafadeedkiisa maalinlaha ah ku sheegay, in dhacdadaas ay tahay wax laga xumaado isla markaana aanan la aqbali Karin. Dhanka kale, Morocco ayaa u yeeratay safiirkeeda […]

1 min read

Nin hubeysanaa oo isku deyay inuu gudaha u galo qunsuliyadda Mareykanka ee Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo ninkii sitay qoriga ee isku deyay inuu gudaha u galo qunsuuliyadda Mareykanka ee Sacuudiga. Ninkan hubeysanaa ayaa lagu toogtay bannaanka qunsuliyadda oo ku talla magalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sheegay inuu ninkaasi ka soo degay baabuur isla markaana uu si toos ah u aaday dhanka […]