19 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Al-Shabaabka na qarxinaaya iyo kan tuuga ah ee canshuurta xadaaya nooma kala sokeeyaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay isku si ula dagaalameyso argagixisada Al-Shabaab iyo kuwa lunsanaya canshuurta ay dowladdu ka qaadeyso shacabka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri  “Dadka Soomaaliyeedow ogaada, Al-shabaab ka na qarxinaaya iyo kan tuuga ah ee canshuurta xadaaya nooma kala sokeeyaan”. “Anaga kan dowlad ahaan, Madaxweynaha […]

1 min read

Liiska jaamacadaha Africa oo lasoo saaray iyo kaalimaha ay galeen kuwa Soomaaliya.

Laba jaamacadood oo Koonfur Afrikaan ah, Jaamacadda Witwatersrand iyo Jaamacadda Johannesburg, oo dhowr kiiloomitir u jirta Johannesburg, ayaa ka soo baxay kaalinta koowaad iyo labaad 88 jaamacadood oo lagu qiimeeyay hormuudka Jaamacadaha ee Times Higher Education Sub-Saharan Africa Rankings 2023 taas oo lagu dhawaaqay 26-kii June oo shalay ahayd. Jaamacadda Muhimbili ee caafimaadka iyo culuumta […]

1 min read

Madaxweynaha Belarus ,”Ma jirto sabab looga cabsado Wagner”

Alexander Lukashenko ayaa sheegay in aysan jirin sabab looga cabsado dagaalyahanada Wagner ee ka soo muuqday Belarus. Hoggaamiyaha rug-cadaaga ah ayaa sheegay in ciidamadiisa ammaanku ay il gaar ah ku eegi doonaan Wagner. Markii uu dhammaaday gadoodkii Sabtidii, waxaa lagu dhawaaqay in Yevgeny Prigozhin iyo qaar ka mid ah dagaalyahannadiisa Wagner la siin doono gabaad […]

1 min read

Hogaamiyihii Wagner oo la xaqiijiyay in uu ka dagay Belarus.

Warbaahinta dawladda Belarusiya waxay haysaa faallooyin dheeraad ah oo ka soo baxay hoggaamiyaha Alexander Lukashenko oo ku saabsan imaanshaha dalka ee aasaasihii Wagner Yevgeny Prigozin. Hogaamiyaha Belarus ayaa laga soo xigtay isagoo leh “dammaanad amni ayaa la bixiyay”, sida uu ballan qaaday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. “Waxaan arkaa in Prigozhin uu ku duulayo diyaaraddan haa, […]

1 min read

Ninka 15-ka sano hoggaaminayay kaniisadda ee isaga iyo xertiisaba ay qaateen diinta islaamka sanadkanna xajinaya.

Ibraahim Richmond oo ahaa wadaad Kirishtaan ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, dhawaana qaatay diinta Islaamka, ayaa waxaa sanadkan uu kamid yahay kumanaanka muslimiinta ah ee gudanaya xajka. Richmond waxa uu islaamay saddex bilood ka hor. Kumanaan Masiixiyiin ah oo kaniisaddiisa ka tirsan ayaa raacay oo aqbalay Islaamka. Muuqaal fayras ah, kaas oo ku […]

1 min read

Sarkaal lagu tuhmayo weerar hoobiye oo lasoo qabtay

MUQDISHO — Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay inay soo qabteen sarkaal hoggaaminayey koox weerar hoobiye kusoo qaaday magaalada Muqdisho. Weerarkaas oo dhacay 25-kii June ayaan wax khasaare ah ka gaysan magaalada caasimadda ah, waxaana boolisku ay sheegeen in loo adeegsaday gantaallo macmal ah. “Kadib howlgal degdeg ah oo ay qaadeen ciidamada qaabilsan sugidda amniga caasimadda […]

1 min read

Muslimiinta Mareykanka oo war cusub ka soo saaray gabdhihii Soomaalida ee shilka ku dhintay.

Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka. ayaa dalbaday in baaritaan madax banaan lagu sameeyo wixii sababay iyo ciddii ka dambeysay shilkaasi. Waxaa ay sheegeen inaysan ku qanacsanayan baaritaanka booliska magaalada Minneapolis maaddaama sida […]

1 min read

Puntland oo sheegtay inay howlgal ku qabatay Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab.

Kadib howlgal qorshaysan oo Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland ka sameeyeen Dhulka buureyda ah ee Gobolka Bari ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Warbixin uu soo saaray Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Hawlgalkaas uu ka dhacay buuraleyda Camaamo ee degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari, kadib xog ay […]

1 min read

Ingriiska miyaa naga gardaran?.

Winston Churchill oo Mar ahaa Ra’iisul wasaarahii Dalka Ingriiska ayaa yiri: Haddii aad rabto in aad ogaato Garaadka Shacab ku nool Dal kale, Waxaad fiirisaa Xildhibaanada ku Matalo Baarlamaankooda. Markaas waxaad ogaanee in uu yahay Shacab u qalmo in aad Ubax ku soo dhaweeyso ama in uu yahay Shacab u qalmo in aad Kabo ku […]