27 Jul, 2024
1 min read

Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada.

WASHINGTON:- Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo laga soo doorto gobolka Minnesota, ayaa horey xubin uga aheyd guddigan muddadii Congress-kii 116-aad. “Aad ayaan ugu faraxsanahay in asxaabteyda dimoqraadiga ay iigu codeeyaan […]

1 min read

Golaha Sare ee Islaamka dalka Itoobiya oo war ka soo saaray burburinta masaajidada dalkaasi.

Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee Itoobiya, ayaa sheegay in 22 masaajid oo ku yaalla maamulka magaalada Sheger ee gobolka Oromada la burburiyay, sababo la xiriira “iyagoo loo dhisay qorshe la’aan iyo sharci la’aan”. Arrintan ayaa laga codsaday gobolka in laga keeno “xal deg deg ah, taasoo ku saabsan dhammaan su’aalaha masaajidada dadka Mslimiinta ah”. […]

1 min read

Ciidamada ATMIS oo dalka ka baxaya iyo Soomaaliya oo masuuliyadda la wareegeysa.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa war ka soo saartay bixitaanka iyo dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in ilaa iyo dhamaadka bishan June ee aynu ku jirno ay dalka ka baxayaan 2,000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS, taasi oo qeyb ka ah qaraarkii Golaha Ammaanka ee […]

1 min read

Madaxweynaha Zambia oo la wareegay xilka Meertada ee Suuqa COMESA.

Madaxweynaha Zambia ayaa dhigiisa Masar kala wareegay Xilka Meertada ee Suuqa Guud ee Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA. Madaxweyne Hakainde Hichilema waxa uu m Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Elsisi kala wareegay hoggaaminta Madaxda Dowladaha iyo Xukuumadaha ee dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA. Munaasabada Xil-wareejinta ee Qalabka Awoodaha ee Guddoomiyihii hore ee […]

1 min read

Wasaaradda Difaaca ee dalkeenna oo qoraal ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS.

Wasaaradda Difaaca Soomaaliya  ayaa war ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala dalkeenna, maadaama ciidamada qalabka sida ay awood  buuxdo u leeyihiin la wareegidda amniga guud ee dalka. Bayaan ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu caddeeyay Wasaaradu in ay ka go’an tahay sidii Ciidanka Qalabka sida ay u qaadi lahaayeen  mas’uuliyadda ah in […]

1 min read

Dowladda Sudan oo dalkeeda ka cayrisay sargaal katirsan Qaramada Midoobay. 

Dowladda Dowladda dalka Suudaan, ayaa ku dhawaaqday ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaas, Volker Perthes, inay kala noqotay ‘xasaanaddii siyaasadeed ee joogitaanka’, taasoo la macno ah inaysan hadda aqoonsanayn jagada uu uga hayo Qaramada Midoobay dhanka dalka Sudan. Madaxa ciidamada qalabka sida ee Suudaan General Cabdulfataax al-Burhan, ayaa dhawaan ku eedeeyay Perthes inuu hurinayo colaadda […]

1 min read

Nasashada Jimacah. Q- 360=Ma jirto Ciqaab uga weyn Haweenka in laga aamuso, ama la yiraa, Sidaad Doonto yeel..=

1.Waxaa la qoday Qabri aasnaa 700 Sano, waxaa loogu tagay Maydka Nin iyo Xaaskiisii, waxaa ka muuqatay in weli ay xaaskii ku qeylineysay Saygeeda xataa isaga oo Mayd ah. (F.S: 1aad) ( Goormeey Haweenku Joojiyaan in ay ku qeyliyaan, waabsadaan, ama Handadaan Seygooda?) 2. Haddii aad rabto in aad Xaaskaaga Dood uga guleeysato, Akhri Qodobada […]