18 Sep, 2024
1 min read

Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo ansaxisay degmooyin cusub

Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu ansaxiyay degmooyin cusub. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ayaa Golaha hor keentay Hindise Sharciyeed Degmooyin loogu aqoonsanayo Deegaanno ay wasaaraddu sheegtay in ay soo buuxiyeen shuruudihii Degmo-nimo, kuwaas oo kala ah: Moqokori. Masaajid Cali Gaduud, Raaga Ceelle, Buurweyn, Buq-aqable iyo Xawaadley. Dood iyo falanqeyn dheer […]

1 min read

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal oo horay golaha loo horgeeyay. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah oo si weyna loo sugayey ayaa waxaa dooddo kala duwan ka dhiibtay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna ergeyga gaarka ah ee […]

1 min read

Kooxda Manchester City oo ku guleeystay koobka FA Cup.

Ciyaartooyda Kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guulkeeystay koobka FA Cup kadib markii ay 2-1 kag adkaadeen Manchester United ciyaartii finalka ee ka dhacday garoonka Wembley. City waxa ay horey ugu guuleeysatay Horyaalka Premier league ee Ingiriiska , Sabtida soo socotana waxa ay finalka Champion League la ciyaari doonaan Inter Milan magaalada Istanbul. Haddaba […]

1 min read

Xujeydii ugu horreysay sanadkan oo maanta ka baxday Dalka Soomaaliya

Waxaa maanta dalka Sacuudiga u dhoofay xujeydii ugu horreysay ee Soomaaliya ka baxday. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sanadkan qiimaha xajka lagu aadayo wax laga dhimay. “Waa markii ugu horreysay inta la xusuusto wax laga dhimo qiimaha xajka,” ayuu yiri […]

1 min read

Madaxweyne Erdogan oo loo dhaariyay xilka madaxweynanimada.

Madaxweyne Erdogaan ayaa lagu dhaariyay Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Turkiga, waxaana lagu wadaa in maqribnimada lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada. Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdoğan ayaa maantay lagu hor dhaariyay Baarlamaanka Turkiga, wuxaan u bilaabantay markii saddexaad ee Madaxweynenimada. Erdogan ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshaha ka qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee […]

1 min read

UEFA oo dacwad kusoo oogtay Jose Mourinh.o

Tababaraha Roma Jose Mourinho ayaa Uefa kusoo oogtay dacwad ku saabsan aflagaado ama xadgudub uu kula kacay garsoorayaasha maalintii Arbacada, ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Europa league. Dacwadda ayaa la xiriirta shil ka dhacay baarkinka gawaarida markaas oo Mourinho oo 60 jir ah uu aflagaadeeyay Anthony Taylor oo garsoore Ingiriis ah. Tababarahan Bortaqiiska ah ayaa […]

2 mins read

ATMIS-KDF troops celebrate 60th Madaraka Day in Kismayo – African Transition Mission in Somalia (ATMIS).

Kismayo– Kenyan troops serving with the African Union peace mission in Somalia joined their countrymen on Thursday in celebrating 60 years of independence from colonial rule.  “It is on this day that the founding fathers of our nation seized power from the former British colonial government and formed the first indigenous government of Kenya,” said […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya caleema-saarka Erdogan

ANKARA — Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee xarunta waddanka Turkey, halkaas oo uu kaga qeybgalayo maleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Turkey Recep Erdogan. “Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhexeeye xiriir soojireen ah oo ku dhisan iskaashi dhinacyada horumarka, ammaanka iyo dhaqaalaha” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo […]