01 May, 2024
1 min read

Mareykanka oo doonaya inuu hagaajiyo xiriirka kala dhexeeya Sacuudiga.

Xoghayaha Arrimha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa booqan doona Boqortooyada Sacuudiga toddobaadka soo socda, si uu wadahadallo ku saabsan arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha ula yeesho madaxda dalkaas, sida ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jimcihii sheegtay. Washington ayaa dooneyso inay dib u hagaajiso xiriirka ay la leedahay shirkadda ugu weyn ee dhoofisa shidaalka. Safarka Xoghayaha Arrimaha Dibedda […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqasho ku joogo Jigjiga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Sulub Axmed Firin ayaa booqasho ku joogo magaalada Jigjiga xarunta Dowlad Deegaanka Soomalida ee Ethiopia. General Sulub ayaaa waxa garoonka Garaad Wiil-Waal ee magaalada jigjiga kusoo dhaweeyay saraakiil ciidan iyo masuulyiiin ka tirsan Dowlad Deegaanka.Wax Faahfaahin ah lagama bixin ujeedada booqashada General Sulub. Hadal kooban oo uu ka jeediyay soo […]