× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
31,688-Arday faslka 8aad  ah oo Sanadkii 4aad u fariisanayaan imitixaanka.
Wararka

31,688-Arday faslka 8aad ah oo Sanadkii 4aad u fariisanayaan imitixaanka.

Copyright: Wasaarada waxbarsahada Soomaaliya.

Dalka Soomaaliya dhammaan ardayda Fasalka 8aad ayaa saaka u dareeray Imtixaankii ay kaga gudbayeen Dugsiga dhexe.

Waa sanadkii 4aad ee ay ardayda faslka 8aad u farisanayaan imitixaanka.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa guul u rajeysay ardayda.

.

About Author

Maxamuud Xuurshe