June 1, 2023
Ar, Madaale maxaa ku dhacay,Madaale ayaaba lagugu Naaneysaye, Maxaa ku daaliyay?
Ar, Md. Yusuf Madaaloow maxaa kugu dhacay. Madaale ayaaba lagugu Naaneysaye, Maxaa ku daaliyay. Ma… 1. Ma Magaaladii ayaad u maara weeyday oo Maqaamkii Magaalada ayaadan fahmin? 2. Ma Maamulkii ayaa lagula soo faragaliyay? 3. Ma GSHM in aad colaadiso ayaad ku mashquushay? 4. Ma Duub Jufo hoose oo aan weli Duubneyn ayaa docda kugu […]
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe oo gaaray dhul beereed lagu dagaalamay
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Mayre Makaraan ayaa tagay dhul beereed ay isku heesteen beelo walaalo ah oo wada dega deegaano hoosyimaada Jowhar. Guddoomiyaha ayaa goobta kula kulmay Odoyaasha dhaqanka labada dhinac si uu Warbixin uga dhageysto labada dhinac. Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahanyahay in laga wada shaqeeyo derisnimada iyo […]
Duulimaadyadii gobolka Gedo oo hakad ku jira iyadoo lagu eedeynayo dusha RW Xamsa.
Waxaa dhowr maalmood hakad ku jira duulimaadyadii gobolka Gedo arrintaas oo saameyn ku yeelatay isu socodka bulshada. Maamulka ka taliya inta badan degmooyinka gobolkaas ayaa sheegay in markii hore ay diideen shakhsiyaad ay sheegeen in laga soo diray magaalada Kismaayo, waa sida hadalka loo dhigaye, balse markii dambe uu arrrinta soo faro geliyay xafiiska Ra’iisal […]
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shirkado iyo shaqsiyaad uu sheegay inay hurinayaan dagaalka Sudan.
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay cunaqabateyn ka dhan ah afar shirkadood oo Suudaan laga leeyahay iyo dhowr qofood oo lagu eedeeyay inay hurinayaan dagaalka u dhexeeya ciidamada milateriga ee iska soo horjeeda. Arrintan ayaa ku soo aadeysa iyadoo uu burburay wada hadal u dhaxeeyay wakiilo ka kala socday ciidamada iyo kuwa taageerada degdega ah. Arbacadii […]
Ciidamada Ugandha iyo Al-Shabaab oo madaafiic is dhaafsaday.
Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Alshabaab ay madaafiic isku waydaarsadeen magaalada Qoryooley xalay fiidkii iyo saqdii dhexaba. Koox ka tirsan Alshabaab ayaa fiidkii xalay madaafiic ku soo tuuray xerada ciidamada Ugandha ay ku leeyihiin dhinaca Koonfureed ee degmada Qoryooley, dabadeed waxa xigay madaafiic […]
Cabsi Bam laga qabo oo carqaladeeyay duullimaadyadii Koonfur Afrika.
Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa baaraya fal been abuur ah oo si ku meel gaar ah u hakiyay duulimaadyadii garoonka OR Tambo ee magaalada Johannesburg galabnimadii Arbacada. Maamulka garoomada diyaaradaha ee Koonfur Afrika (ACSA) ayaa sheegay in ay daad gureeyeen rakaabkii iyo shaqaalihii ka shaqaynayay garoonka ka dib markii ay heleen digniin ka timid qof […]
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo qadka taleefanka ku wada hadlay.
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa Turkiga ee dhowaan dib loo doortay Rajab Dayib Erdogan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay Rajab Dayib Erdogan guusha weyn ee uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Turkiga Axadii lasoo dhaafay. Qoraal lagusoo qoray barta Facebook ee Villa Soomaaliya isla markaana faah […]
Ciidamada Suudan oo la sheegay inay ka baxeen heshiikii xabad joojinta.
Saraakiisha Suudaan ayaa sheegay in ciidamadu ay hakiyeen wadahadalladii xabbad joojinta ee ay la lahaayeen (RSF), iyaga oo ku eedeeyay kooxda in ay marar badan jebiyeen heshiisyadii hore ee xabbad joojinta. Ciidanku waxay qaateen go’aanka “sababtoo ahRSF ma aysan fulin hal qodob oo ka mid ah qodobbada xabbad-joojinta muddada gaaban ee u baahan inay ka […]
Sweden oo ku dhow inay noqoto dal ka madax-bannaan cabista sigaarka.
LONDON:- Sweden ayaa qarka u saaran inay noqoto dalkii ugu horreeyey ee Yurub ku yaalla ee aan laga cabin sigaarka, iyada oo ay sii yaraanayso dadka caba sigaarka ee dalkaas u dhashay. Tallaabadan ayaa timi, ka dib markii dalkaasi uu soo saaray shuruuc ad-adag oo lagu mamnuucayo in lagu cabi karo sigaarka goobaha la isugu […]