23 Sep, 2025
1 min read

Musharraxiin iyo mas’uuliyiin hore oo go’aan kasoo saaray war murtiyeedkii golaha wadatashiga qaran.

Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xidhibaano iyo sidoo kale siyaasiyiin horey xilal usoo qabtay ayaa ka soo horjeestay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashada, iyagoo ku tilmaamay kuwa baalmarsan shuruucda dalka iyo awood qeybsiga. Shakhsiyaadkan ayaa bayaan ay soo saareen waxay soo jeediyeen in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada dastuuriga ah ee dalka ay […]

1 min read

Farmajo oo ka hadlay heshiiskii  Golaha Wadatashiga Qaranka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kahadlay waxyaabihii ka soobaxay shirkiigollaha wadatashiga qaran ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmajo ayaa sida tan bartiisa Faceeboogiisa ku soo qoray,’Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27/5/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay […]

1 min read

Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha dalka Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP. Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee […]

1 min read

La-taliyihii hoggaamiyiii hore ee Al-Shabaab Axmed Godane oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda.

Muqdisho:- Hay’adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida ay qortay warbaahinta dowladdu. NISA ayaa intaas ku dartay in 16-kii sano ee lasoo dhaafay uu Cabdiraxmaan Macalin Axmed uu soo noqday la taliyihii hoggaamiyihii hore ee […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh ka hadlay Muhiimadda qabashada doorasho qof  iyo Cod ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa si wadajir ah u qabtay war-saxaafadeed ay  faahfaahiyay  akaga qodobadii kasoo baxay war-murtiyeedka shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee lagu  soo gaba gabeeyay Muqdisho . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in  muhiim tahay in laga gudbo doorashooyinkii dalka dhaci jiray […]

1 min read

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay jiheynta sharciyada Golaha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn, oo ajandihiisu ahaa warbixin soo jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ajandeynta hindise sharciyeedyada horyaala Golaha Shacabka BJFS kalfadhiga 3-aad. Guddoomiyaha ayaa warbixintiisa kaga hadlay shaqooyinkii muhiimka ahaa ee Golaha Shacabka usoo qabsoomay labadii kalfadhi ee […]