1 min read

Musharraxiin iyo mas’uuliyiin hore oo go’aan kasoo saaray war murtiyeedkii golaha wadatashiga qaran.

Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xidhibaano iyo sidoo kale siyaasiyiin horey xilal usoo qabtay ayaa ka soo horjeestay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashada, iyagoo ku tilmaamay kuwa baalmarsan shuruucda dalka iyo awood qeybsiga.

Shakhsiyaadkan ayaa bayaan ay soo saareen waxay soo jeediyeen in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada dastuuriga ah ee dalka ay shaqadoodu kasoo bilowdaan hey’addaha u asteysan lagana tala geliyo bulsha Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya ayey ugu baaqeen in marka hore mudnaanta lasiiyo in dalka laga xoreeyo Alshabaab, si degaanada la xoreeyo loo gaarsiiyo dowladnimada.

halkan hoose ka akhriso bayaanka oo dhameystiran.