26 Sep, 2025
1 min read

Kulankaasi sanadlaha ee jaaliyada Zwolla ee dalka Holland

Kulan Sanadlaha ahaa ayaa jaaliyada soomaliyed ee kudhaqan magalada Zwolla lugu qabtay. Kulankaasi ayaa waxaa lugu soo bandhigay wax qabadka jaaliyada sanadkii tagay iyo sanadkan hada socoda hoolka ay higsanayaan jaaliyada soomaliyed ee ku dhaqan magalada Zwolla iyo nawaxigeyda. Gudoomiyaha jaaliyada Zwolla Cabdulqadir Cali Nuune mar uu lahadlayay shacabka jaaliyada waxaa uu shegay sanadiihi adkay […]

1 min read

Isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS  Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax nabadeed oo ay Bulshada magaalada Muqdisho ku muujinayeen sida ay ugu faraxsan yihiin dib u doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdogan. Dibadbaxaan oo ka dhacay Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere ayaa […]

1 min read

Musharraxiin iyo mas’uuliyiin hore oo go’aan kasoo saaray war murtiyeedkii golaha wadatashiga qaran.

Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xidhibaano iyo sidoo kale siyaasiyiin horey xilal usoo qabtay ayaa ka soo horjeestay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashada, iyagoo ku tilmaamay kuwa baalmarsan shuruucda dalka iyo awood qeybsiga. Shakhsiyaadkan ayaa bayaan ay soo saareen waxay soo jeediyeen in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada dastuuriga ah ee dalka ay […]

1 min read

Farmajo oo ka hadlay heshiiskii  Golaha Wadatashiga Qaranka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kahadlay waxyaabihii ka soobaxay shirkiigollaha wadatashiga qaran ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmajo ayaa sida tan bartiisa Faceeboogiisa ku soo qoray,’Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27/5/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay […]

1 min read

Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha dalka Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP. Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee […]