1 min read

Kulankaasi sanadlaha ee jaaliyada Zwolla ee dalka Holland

Kulan Sanadlaha ahaa ayaa jaaliyada soomaliyed ee kudhaqan magalada Zwolla lugu qabtay.

Kulankaasi ayaa waxaa lugu soo bandhigay wax qabadka jaaliyada sanadkii tagay iyo sanadkan hada socoda hoolka ay higsanayaan jaaliyada soomaliyed ee ku dhaqan magalada Zwolla iyo nawaxigeyda.

Gudoomiyaha jaaliyada Zwolla Cabdulqadir Cali Nuune mar uu lahadlayay shacabka jaaliyada waxaa uu shegay sanadiihi adkay ee lasoomaray intuusocday cudurkii dilaga ahaa ee safmarka korona waxyabihii ka istagay jaliyada in Ay dib ubilabidonan shaqoyinkii iyo siminaradii jaliyada loogaga bartay ee takuleynta iyo wax wada qabsashada jaliyada in marlabaad dib loo furayo hadana ayna furantahay dhaman adeegyadii jaliyada ay bixin jirtay.

Waxaa kaloo shegay in ay jiraan Koox kubbada cagta ah markasina ku dhelayaan magaca Samboys oo safrayaan dalka Mareekanka ayna kuleyihiin cayaaryahano saaxibtinimo kooxdan ayaa waxaa wehliyaa macalin cadaay oo asaga hogamin doono ciyartoydasi usocdaan magalada Minisota ee dalka Mareekanka.

Gudoomiyaha waxa kaloo shegay in sanadkan wax badan ay qabsandonan jaliyada soomaliyed Nuune waxaa kaloo shegay in dhawaaw jaliyadaha kudhaqan zwolla ay soo bandhigi doonan de tweede isdhaxgal bulsho

Bashiir Jiidaal Baroow
somaliweyn Nederland