29 Apr, 2024
1 min read

La-taliyihii hoggaamiyiii hore ee Al-Shabaab Axmed Godane oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda.

Muqdisho:- Hay’adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida ay qortay warbaahinta dowladdu. NISA ayaa intaas ku dartay in 16-kii sano ee lasoo dhaafay uu Cabdiraxmaan Macalin Axmed uu soo noqday la taliyihii hoggaamiyihii hore ee […]