29 Apr, 2024
4 mins read

Xajka 2023: Wax ka ogow digniinta Sacuudiga iyo fursadda dadka ku nool ay u heystaan inay xajiyaan.

Toddobaadyo kaddib, Muslimiin ka kala socota daafaha dunida ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Makah ee dalka Sacuudiga, iyagoo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka. Si kastaba, tirada dadka aan awoodin inay gutaan waajibkan, oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, ayaa kordheysa, sababo la xiriira sicir bararka iyo xaaladaha nolosha, iyo saameynta qiimaha Xajka […]

1 min read

Madaxweynah Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo salaadda janaasada ku tukaday Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dolwadda Soomaaliya ayaa maatay Salaadda Janaasada ku tukaday Allaha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Marxuum Cismaan Jeelle ayaa meeydkiis lagasoo duuliyay dalka Australia halkaas oo uu ku geriyooday […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan macsalaamayn ah u sameeyay safiirkii hore Marekanka.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, gaar ahaan gar-gaarka iyo arrimaha binu aadannimada, […]

1 min read

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo maanta daahfurtay Ololaha Tallaalka dabeysha.

Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Maryan Maxamed Xuseen, ayaa maanta degmada Waaberi ka daahfurtay Ololaha talaalka dabeysha ee caruurta ka yar Shanta sano oo laga fulin doono Koonfurta iyo bartamaha dalka. Adeeg bixinta talaalka oo socon doonta 27 illaa 30 bishan ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka XFS, maamulka Gobolka Banaadir […]

1 min read

Aabe 44 sano jir ah oo ka mid Noqanaya Arday maanta u fadhiistay imtixaanka Fasalka 12-aad.

Sheekh Cali Cilmi Axmed, oo dhashay sanadkii 1979-kii, ayaa ka mid Noqanaya 154 Arday oo imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ku galaya Magaalada Dhusamareb ee xarunta gobalka Galgaduud, waxa uuna sidokale Sheekhu ka mid yahay Culimada Deegaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud. Imtixaankii Fasalka 8-aad ee dhowaan la soo Gabagadlbeeyey ayaa waxaa ku jiray Sadax […]

1 min read

Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay War-saxaafadeed la xiriir Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanadkan oo bilowday.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxa ay guul weyn u rajaynavsaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta oo ah 27ka bisha Maajo, 2023, u fariisanaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad, ee sannad-dugsiyeedka 2022/2023. Waxa ay Wasaaraddu sidoo kale bogaadinaysaa mas’uuliyiinta, hawlwadeenada, iyo ciidamada ammaanka ee maanta u taagan sidii ay ardaydu u heli lahaayeen […]

1 min read

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Al-shabaab ee Buulo Mareer.

NEW YORK :- Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda magaalada Buulo Mareer. Wuxuu tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay, sidoo kale shacabka iyo dowladda Uganda iyo Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu u rajeeyay caafimaad deg […]