17 May, 2024
1 min read

10 qof oo daacuun ugu dhimatay Koonfur Afrika.

Gobolka Gauteng ee ugu dadka badan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dilaacay cudurka daacuun caloolaha, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Ugu yaraan 95 qof ayaa tan iyo Isniintii la soo dhaafay booqday cisbitaall kuyaallaa magalada Hammanskraal, oo kutaalla waqooyi caasimadda Pretoria ayaa muujinaya calaamado daacuun caloolaha ah. Sida ay sheegeen waaxda caafimaadka ee Gauteng […]

1 min read

Shirweynaha 14aad ee ururka Warbaahinta Midowga Afrika oo lagu soo gabogaɓeeyay Nigeria +Sawirro.

Shirkan oo socday intii u dhaxaysay 16-20 May waxaa ka qeyb agaasimayaasha Warbaahinta dadweynaha ee dowladaha Afrika, ururada taageerada Warbaahinta iyo wafuud ka kala socotay Warbaahinta caalamiga ah, Soomaaliya waxaa ku matalayay shirka Agaasimaha Warbaahinta Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Cabdishakuur Cali Axmed. Waxaa shirka diiradda lagu saaray caqabadaha iyo fursadaha […]