29 Apr, 2024
1 min read

Xidigga Real Madrid ee Vinicius Junior oo si weyn uga carooday cunsuriyad lagula kacay.

Kooxda kubadda cagta Spain ee Real Madrid, ayaa dacwad naceyb ah gudbisay, kaddib markii weeraryahankooda Vinicius Junior uu aflagaado cunsuriyad ah kala kulmay taageerayaasha mucaaradka. Ciyaartii Axaddii dhexmartay Real iyo Valencia ayaa muddo kooban la hakiyay ka dib markii uu xiddiga reer Brazil oo madow ah uu ugu baaqay garsooraha inuu soo dhex galo. Horyaalka […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la bur buriyay Saldhigii Al-Shabaab ku lahaayeen degmada Jilib.

JILIB: – Duqayn ayaa ka dhacday magaalada Jilib ee ay gacanta ku hayaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sidaasi waxaa tebiyey warbaahinta dawladda federaalka Soomaaliya. Wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya ee SONNA ayaa sheegtay in duqaynta lala beegsaday xarunta ururka Al-Shabaab ee Jilib, iyadoo intaa sku dartay inuu khasaare jiro. Warbixinta ayaa intaas ku dartay in khasaaraha uu […]

1 min read

Lataliyaha Madaxweynaha ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah oo ka hadashay xakameynta hubka Caasimadda.

Mako Maxamuud Muuse oo dhowaan loo magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xakameynta hubka ee caasimadda. Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa bogadisay howlgallada ay ciidamada amaanka kula dagaalamayaan hubka sharci darrada ah ee lagu wato magaalada Muqdisho. Qoraal lagu daabacay warbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ayaa […]

1 min read

Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan Muqdisho kula qaatay Safiirka Dowladda Kenya.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Danjire Thomas K. Chepkuto. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xaaladaha amni ee dalka gaar ahaan howlgalada lagu ciribtirayo kooxda Khawaarijta ah ee alshabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle, Guulaha muhiimka ee laga gaaray dagaalada […]

1 min read

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudi Carabiya oo iska casilay xilkaas (Qodobo ku saabsan is Casilaadiisa).

Jeddah: –Safiirkii Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Saalim Macow Xaaji ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay qoraal uu soo saaray saacadihii hore ee maanta. Hadalkaasi waxaa sidoo kale xaqiijiyey ilo diblomaasiyadeed. Safiirka ayaa is-casilaaddiisa sabab uga dhigay in laga reebay ka qaybgalka shirka 32-aad ee jJaamacadda Carabta oo lagu qabtay magaalada Jeddah 19-kii May, taasi […]

2 mins read

Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah billaabaya.

Saraakiisha ugu sarreeysa ciidamada Milateriga iyo Booliska ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa kulan ay la qaateen saraakiisha ciidamada Booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle waxa ay ku go’aamiyeen in la kordhiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda degaannada hoostaga magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle. Taliyaha ATMIS ee Burundi, Jean Claude Niyiburana, oo shir […]

1 min read

Laamaha Amniga Gobolka Banaadir oo howlgal ku qabtay shaqsiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidanka Amaanka  Soomaaliya ayaa howlgal loogu magac daray Ciiltire oo ay ka sameeyeen Magaalada ku soo qabtay Maandooriyaha (Qamri iyo Calaq) iyo rag la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. War kasoo baxat taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in howlgalka oo ka dhacay degmada Holwadaag, gaar ahaan Waaxda  2-aad ee Saqawadiin ay siwadajir ah […]

1 min read

Wasiir Muqtaar Roobow oo ka baaqsaday Shir ay leeyihiin Wasiirada Diinta oo ka furmaya Kismaayo.

Waxaa Maanta lagu wadaa  in magaalada kismaayo oo caasimad KMG u ah Maamulka Jubbaland uu ka furmo shir ay ka qeyb galayaan Wasiiradda Diinta iyo awqaafta ee DFS iyo kuwa Maamul gobolleedyada walow uusan ka qeyb galeyn   shirkani wasiirka diinta iyo awqaafta XFS Muqtaar Roobow Cali abu Mansuur. Shalay waxaa magalaaalda Kismaayo gaaray wafdi uu […]