17 May, 2024
2 mins read

Arsenal oo Chelsea ka adkaatay, lana Wareegtay Hoggaanka Horyaalka Premier League.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dib ula wareegtay hoggaanka waddanka Ingiriiska ee Premier League, kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen Chelsea oo ay si xun ugu ceebeeyeen Emirates Stadium.   Gunners ayaa qaybtii horeba xaqiijisatay guusheeda ciyaarta, iyadoo Chelsea ay ahayd naadi murugaysan oo uu tababare Frank Lampard garan waayey si uu u maamulo oo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday qiimaha Xajka sannadkan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan  8 Milyan oo dollar sanadkan, kaddib markii  meesha laga saaray musuq maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhigay qiimaha. Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa arrintan kaga dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan 1444/2023 munaasabad […]

2 mins read

Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah qulqulka Muhaajiriinta.

Washington:-Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga gaystaan sugidda amniga xuduudda Mareykanka iyo Mexico. Go’aankan ayaa imanaya xilli saraakiisha ay ka cabsi qabaan inay sare u kacaan muhaajiriinta isku dayaya inay kasoo gudbaan xuduudda marka ay 11-ka May dhammaadaan xayiraadaha socdaallka ee la xiriira COVID-19. Qiyaastii […]

2 mins read

Midowga Yurub iyo Dowladda Soomaaliya oo daah-furay Qorshaha Hawl-galka Wadajirka ah ee labada dhinac.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex maraya labada sano ee soo socota. Mr. Josep Borrell Fontelles oo ah Wakiilka Madaxweyne Ku-Xigeenka Midowga Yurub, ayaa sheegay in geeddi-socodka wada shaqayneed uu diirrada saarayo saddex arrimood oo kala ah, siyaasada loo dhan yahay iyo dimuqraadiyadda, […]

1 min read

Maamulka Puntland oo u jawaabay Madaxweyne Xasan Shiikh.

“Mudane Madaxweyne, Dowladda Federaalka iyo Dowladda Puntland waxay isku hayaan cid kaagama xog ogaalsana, adna waad ogtahey, annaguna waan ognahey, umadduna waa ogtahey. Madaxweyne Puntland Tabasho ma qabto ee talada dalkey wax ku leedahey, lagamana tillaabsankaro, dhiig iyo dhaqaaley ku bixisay dhismaha dowladnimada dalka iyo soocelinta Jamhuuriyadda 3aad ee Somalia oo ah tan maanta jirta. […]