23 Apr, 2024
1 min read

Dowladda FS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isugu jirta Soomaali & Ajaanib.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo la sheegay in lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay Beerta Shariifka oo ku taala deegaanka Nuungare oo 8 KM kaga beegan dhinaca Waqooyi  deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waraaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu […]

1 min read

Ruushka oo Ukraine ku eedeeyay in ay isku dayday khaarijinta Putin.

Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen laba diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo xalay bartilmaameedsaday aqalka Kremlin-ka ee magaalada Moscow, waxayna ku eedeeyeen Ukraine inay isku dayday inay disho madaxweynaha Rushka Vladimir Putin. Kremlin-ka ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lagusoo riday adeegyo gaar ah oo isticmaalaya nidamka raadaarka elektaroonigga […]

1 min read

QM oo Catriona Laing u soo magacowday Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Xafiiska UNSOM.

NEW YORK — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay in Catriona Laing oo u dhalatay Britain loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee (UNSOM), waxayna xilka kala wareegi doonta James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka. Bayaan kasoo baxay xafiiska Guterres ayaa lagu sheegay in […]

1 min read

Wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo Jabhadda OLA oo ku dhammaaday natiijo la’aan

Zanzibar — Wajigii koowaad ee wadahadallada nabadeed ee u dhexeeyay dawladda Itoobiya iyo kooxda hubeysan ee kasoo jeedda gobolka Oromada ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan, sida ay sheegeen labada dhinac Arbacada maanta ah, iyada oo ay jirto colaad ay boqolaal qof ku dhinteen, tobanaan kun oo kalena ay ku barakaceen. Koxda kacdoonka ka wadda gobolka […]

1 min read

Liiska ciyaartoyda kubadda cagta ee ugu mushaarka badan sanadkan oo lasoo saaray.

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu mushaarka badan adduunka ee sanadkan 2023-ka, ka dib markii uu horraan u dhaqaaqay kooxda kubadda cagta ee ka dhisan horyaalka Sacuudiga ee Al-Nassr. Ku biiristiisa kooxda ayaa keentay in mushaarkiisa sanadlaha ah uu ku dhawaad ​​laba jibbaarmo ilaa todobaatan iyo shan milyan oo doolar. Marka lagu daro lacagaha […]

1 min read

Maya, maya, Gorgortan hoos gelis ah !!!.=Somaliya Dal ayaa ka dhexeeyo ee deegaan kama dhexeeyo=

Punt land Jawaab waa ka bixi kartaa Hadalka Madaxweynaha ama Musuul kasta ee Dowladeed, wax waa ka caban kartaa, Talana waa soo jeedi kartaa. Tobanka Qodob oo ay soo saareen Sagaal hala shir tageen, laakin… Qodobka 9aad ((( 9. In laga heshiiyo maqaamka ay yeelaneyso caasimadda dalka, matalaadeeda iyo sharciga lagu maamulayo))). Laakin Qodobka Sagaalaad […]

1 min read

Willian Ruto oo waqti u qabtay ka bixitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya ku sugan.

Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in Dowladiisu ay bilaabi doonto in Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ay ka soo saarto Soomaaliya sanadka 2024-ka, si dalka uu u xasilo. Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta xaaladda socdaalka bariga iyo geeska Afrika, ayuu madaxweynuhu xusay in la dhimi doono tirada ciidamada Kenya ee […]

1 min read

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay mataanaynta labada Caasimadood.

Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane, Maxamed Xasan, ayaa kulan la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Kuxigeenka Mudane, Naasir Cali. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta Barnaamijyada Gargaarka bani’aadanimo ee Dowlada Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir, sidii dowladda Qatar ay maamulka Gobolka Banaadir […]