21 Sep, 2025
2 mins read

Madaxweyne Biden ma isku sharxayaa doorashada 2024?

Washington — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Talaadada maanta ah ku dhowaaqo inuu u tartamayo muddo xileed labaad, isaga oo noqon doono qofkii ugu da’da weynaa ee sidaas sameeya isaga oo ah 80 jir. “La socda,” ayuu Biden weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad Isniintii.Biden oo Dimoqraadi ah ayaa la filayaa inuu baahiyo […]

1 min read

Muran ka dhex aloosan Bajaajleyda iyo maamulka Banaadir.

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaqangalo go’aan uu fulinayo maamulka gobolka Banaadir ,oo lagu qaabaynayo Bajaajta ka shaqeysa caasimadda. Gaadiidkaas ayaa loo kala qeybin doonaa laba qeybood, oo maalinba ay qeyb shaqeyn doonto. Waxaa go’aankaas su’aal ka keenay iskaashatada Bajaajleyda, oo sheegay in aan lagala tashan habka fulinta go’aanka. Guddoomiye kuxigeenka […]

1 min read

Wasiirka Arrimaha Dibedda Burundi oo booqasho ku yimid Muqdisho.

MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibedda, Horumarinta iyo Iskaashiga ee Burundi Albert Shingiro iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah oo laba maalin ah. Shingiro ayaa waxaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, oo ay kulan horudhac ah ay ku yeesheen caasimadda. […]

1 min read

Ma Run baa in Al-Shabaab Malaayin Doolar ku bixinayso in xil ka qaadis lagu sameeyo Gudoomiye Cali Jayte.

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasilinta iyo arrimaha rayidka goobaha laga xureeyay kooxda Al-shabaab Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay la damacsan tahay kooxda Al-shabaab guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Maxamed Cabdi Waare ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in Ururka Al-shabaab […]

1 min read

Dowladda Uk oo muwaadiniinteeda kala baxday Sudan.

Diblomaasiyiin British ah iyo qoysaskooda ayaa laga soo daadgureeyay dalka Suudaan iyagoo ku guda jira howl-gal aad u adag oo degdeg ah, sida uu xaqiijiyay Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak. Mr Sunak ayaa sheegay in ay sii wadayaan shaqada si loo xaqiijiyo badqabka muwaadiniinta British-ka ah ee ku haray Suudaan. Dadka la soo daadgureeyay ayaa la […]

1 min read

Yaa dhibane ah?

Qoys meel degan ayaa waxa ay lahaayeen Hal Diiq, Hal Ri iyo Hal Eey. Habeen barkii ayaa Diiqii waxa uu arkay Waraabe sii galayo Mooradii Rida. Diiqii ayaa qeyliyay, waxaa soo toosay Eeygii oo isna Hurdayay, Eeygii ayaa qeyliyay, Qoyskii ayaa soo toosay, Waraabihii ayaa cararay. Cidii ayaa ku faraxday in Ridoodii ay caawa khatar […]