1 min read

Dagaalka ka socda dalka Sudan oo kasii Daraya maalinba maalinta ka danbeysa.

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay dalal dhowr ah, ayaa magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ka daadgureeyay shaqaalaha, dublamaasiyiintooda, iyo muwaadiniintoodaa, iyadoo xaaladda dalkani ay sii xumaaneyso.

Waa kuwan sawirro laga soo xulay muuqaalada ka jira caasimadda Suudaan, oo muujinaya qaar kamid ah dadka la daad gureynayo.