28 Apr, 2024
2 mins read

Algeria vs Somalia 2-0: Xulka Junyarka oo guuldarro ku furtay Koobka AFCON + Sawirro

Xulka qaranka Somaliya ee 17 Jirada ayaa bilowday tartanka Koobka qaramada Africa ee xiddigaha da’yarka ah waxana ay la ciyaareen kulan xiiso leh xulka marti galinaya tartanka ee Algeria. Kulanka ayaa ahaa mid uu xulka Algeria ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo maamulayay ciyaarta isla markaas samaynayay fursadaha xilli xulka Somaliya si dagan u […]

1 min read

Danjiraha Maraykanka oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha G/ Hiiraan.

Danjiraha Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry André ayaa kulan fogaan-arag (Video Confernce) ah la qaatay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte iyo madax kale ee caan ka ah gobolka Hiiraan. Danjiraha ayaa u gudbiyay taageerada Mareykanka ee howlgallada ka socda Hirshabeelle. Maraykanka ayaa ka mid ah saaxiibada sida dhow uga qeyb qaatay dagaaladii Alshabaab looga […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Maaliyadda Hay’adaha Jaamacadda Carabta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco,ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga Hey’addaha dhaqaalaha dalalka Carabta. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa la waddaagay Hey’addaha iyo Dowladdaha ka soo qeybgalay […]

1 min read

Kuuriyada Waqooyi oo digniin kasoo saartay heshiiska Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.

Kim Jong-un oo ah haweeney la dhalatay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi aadna u awood badan, ayaa diginin kasoo saartay in heshiiska ay dhawaan gaareen dowladaha Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed uu horseedi doono “khatar ka badan tii hore u jirtay”. Kim Yo-jong, ayaa sheegtay in kahortaga nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi “uu haatan gaarey halkii ugu sarreeyey”, warbaahinta dowladda […]

1 min read

RW ku-xigeenka XFS oo xalay kormeer ku tagey xeryaha ay ku nool yihiin dadka danyarta ah.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay kormeer ku tagey xeryaha ay ku nool yihiin dadka danyarta ah ee ay saameynta ku yeesheen Roobabkii xoogganaa ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey Muqdisho. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kormeerey qaar kamid ah xeryaha ay ku nool yihiin barakacayaasha ayaa faray Hey’adda Maareynta […]

1 min read

Dowlada Somaliya kaga qaybgalaysaa kulan lagu qabanayo Chatam House.

London waxay Dowlada Somaliya kaga qaybgalaysaa kulan lagu qabanayo Chatam House. Xarunta Cilmi Baarista ee Chatham House,ayaa qabanaysa. Arrimaha Somaliya ee looga hadlayo,ayaa waxay kala yihiin.. 1.Amniga2.Siyaasadda.3.Bulshada Waa Machad saamayn ku leh Siyaasada,iyadoo ay kasoo qaybgeli doonaan ku dhawaad 20-Safiir iyo hay’ado caalami ah. Kulankan,waa ku matali karay Ra’isalwasaare Xamse Somaliya,halka Xasan isku marayo Kambala […]

1 min read

Taliban oo ka hortimid qaraar ay iska kaashadeen 90 waddan oo ku aaddan xuquuqda haweenka.

ISLAMABAD – Taliban ayaa Jimcihii sheegay in go’aankooda ay uga mamnuuceen haweenka dalkaas u dhashay inay u shaqeeyaan hay’adaha Qaramada Midoobay inay tahay arrin “bulsho oo gudaha dalkaas khusaysa” ayna tahay inay ixtiraamaan dhammaan dalalka kale. Bayaanka ay soo saareen ururka Taliban Jimcihii ayaa ku soo beegmaya maalin ka dib markii 15-ka dal ee xubnaha […]