20 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Saciid Deni oo dowladda federaalka ku dhaliilay dagaalka Laascaanood.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay magaalada garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaabka ay u wajahday colaadda ka oogan magaalada Laascaanood. Deni ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay gabtay masuuliyaddii ka saarnayd colaadda ka jirta magaalada Laascaanood, isla markaana aysan u dhaqmin inay tahay dowlad […]

1 min read

Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo dhex-dhexaadinaya labada janaraal ee isku haya Suudaan.

Iyadoo ay weli dagaallo ka socdaan Suudaan ayaa waxa isasoo taraya baaqyada nabad ilaalineed ee loo jeedinayo dhinacyada isku haya dalkaasi. Koonfurta Suudaan, UN iyo hadda oo Ethiopia ay kusoo biirtay ayaa reysal wasaaraha dalkaasi door dhexdhexaadin ah ka ciyaaraya qalalaasaha ka taagan Suudaan. Isagoo xaqiijinaya ku lug lahaanshaha Addis Ababa, Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed […]

3 mins read

AFCON U-17: Somalia’s rising star sidelined by controversial age verification.

Mogadishu:-Standout striker Abdihafid Mohamed will likely miss the upcoming U17 African Cup of Nations. He has been excluded from Somalia’s official roster due to a failed Magnetic Resonance Imaging (MRI) screening. The Confederation of African Football (CAF) relies on MRI screenings to verify players’ ages by scanning their wrists. The Somali Football Federation, understandably puzzled, […]

1 min read

Heshiiskii xabbad-joojinta Sudan oo lagu daray 72 saacaadood oo kale.

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa Khamiistii isku afgartay inay kordhiyaan heshiiskii hore ee xabbad-joojinta ahaa ee ku ekaa 72-ka saacadood, hase ahaatee waxaa weli jira rabshado ka dhacaya caasimadda dalka Sudan ee Khartoum iyo gobolka Darfur. Maraykanka ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay xadgudubyada ka dhanka ah, heshiiska xabbad-joojinta. Boqolaal qof ayaa ku dhintay […]

1 min read

Islaamiyiinta ka dagaalama Burkina Faso oo dilay 33 Askari.

OUAGADOUGOU, BURKINA FASO: -Ciidamada milateriga ee dalka Burkina Faso ayaa sheegay inay dhinteen ugu yaraan 33 askari, ka dib weerar ay geysteen koox loo malaynayo inay ka mid yihiin, kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama dalkaas. Weerar xooggan ayaa lala bartilmaameedsaday cutubyo ka tirsan ciidamada dalkaas, oo ku sugnaa dhinaca bari. Dhaawaca askarta ayaa gaadhaya […]

1 min read

Maraykanka oo cunaqabatayn ku soo rogay hay’ado sirdoon oo Ruush iyo Iran ah.

WASHINGTON: – Dawladda Maraykanka ayaa Khamiistii ku dhawaaqday cunaqabatayn cusub oo ay ku soo rogtay hay’adda sirdoonka ee Ruushka ee loo yaqaano FSB iyo garabka sirdoonka ee ciidanka ilaalada kacaanka ee dalka Iran. Dawladda Maraykanka ayaa hay’adahan ku eedaysay inay si sharci-darro ah xabsi u dhigaan muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan dalalka debedda. “Hay’adahani ka […]