22 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waan la dagaalamaynaa Mas’uuliyiinta Gaadiidka dagaalka ku dhex wata Magaalada”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa sheegay inay mamnuuc tahay in Gaadiidka dagaalka oo hub saaran yahay oo ay wasiiro iyo madax kala duwan wataan in lagu arko Magaalada Muqdisho. Wuxuu shegay in Ciidamada iyo Gaadiidka dagaalka ee diida in lagu istaajiyo baraha koontorool ee kuyaalla Magaalada Muqdisho sida Al-Shabaab loola dagaalami doono. Mas’uuliyiinta […]

1 min read

Wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ka billowday Soomaliya.

Wajigii labaad ee howlgllada ka dhanka ah Al-shabaab ayaa si rasmi ah uga biloowday deegaano ka tirsan Soomaliya. Howlgallada qaar oo ka billowday Koonfurta Baledweyne waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda, waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in marka ay soo afjaraan […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-351=Madaxdeena iyo Reer Magaalkeenu maxey ugu labistaan Suudadka Madoow?=

1. Rasuulkeena Muxamed CSW ayaa yiri: kiinii arko Munkar, haku ku suuliyo Gacantiisa. Haduuna Awoodin Carabkiisa, Haduuna Awoodin Qalbigiisa, taasina waa Halka ugu laciifsan iimaanka.(F.M: 1aad) Waxaa soo waiyay: Muslim. ( Marka aad Xumaan aragto, ka hor tag oo Awood isticmaal.haddii aadan Xoog aad uga hortagto leheyn, Carab kaaga isticmaal oo Dadka ka waani. Haddii […]

1 min read

Xog sir ah oo sheegeysa in Ruushka la weerari rabo.

Sawirro iyo dukumentiyo sir ah oo laga soo qaaday Pentagon-ka iyo NATO isla markaana ku saabsan diyaarinta weerarka Ukraine ee ka dhanka ah Ruushka ayaa lagu faafiyay shabakadaha Twitter iyo Telegraph. In kasta oo loo maleynayo in xoogaa la beddelay, dukumeentiyadu waxay u muuqdaan kuwo sax ah sida laga soo xigtay New York Times, oo […]