17 May, 2024
1 min read

RW Xamza “Waxaan rajeyneynaa in aan aragno Soomaali ka xurowday Al-Shabaab….”

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii hore ee AMISOM loo beddelay ATMIS, ayaa uga mahadceliyey dadaalkooda naf-hurnimada ah ee ku aadden nabadeynta iyo xasillinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlayey horumarka laga gaaray dagaalka ka dhanka ah […]

3 mins read

WFP oo ka digtay in haddii aan la helin balaayiin doollar la arki doono, tahriib, xasillooni-darro iyo caruur qaajoonaysa.

Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ka digay in haddii aan la helin balaayiin doollar oo lagu quudiyo malaayiin qof oo baahan ay dunidu 12-ka ilaa 18-ka bilood ee soo socda arki doonto tahriib xad-dhaaf ah, xasillooni-darro ka dhacda dalalka, iyo caruur iyo waayeel gaajoonaya. David Beasley ayaa Mareykanka iyo Jarmalka ku ammaanay in […]

1 min read

Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta. Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta […]

1 min read

Hogaanka Golaha Ammaanka oo uu buuq ka dhashay,kadib markii Ruushka uu la wareegay hogaaminta Golahaas.

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada – oo aan ahayn hay’adda Qaramada Midoobay ah – ayaa soo saartay amarka lagu soo xirayo Vladimir Putin bishii hore. Inkastoo Ukraine ay cabasho ka soo yeertay, Mareykanka ayaa sheegay in uusan ka hor istaagi karin Ruushka – oo ah xubin golaha joogtada ah – inuu qabto xilka madaxtinimada. Xubnaha […]