21 Sep, 2025
2 mins read

Gabdho Soomaali ah oo lagu xiray dalka Norway.

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Norway ee PST ayaa shaacisay in la xiray labo gabdhood oo walaalo ah Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka Suuriya, iyaga iyo carruurtooda. Maamulka Norway ayaa gabdhaha walaalaha ah ku soo oogay dacwad ah in ay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ISIS, waxaana ay sheegeen in […]

1 min read

Al-Shabaab oo ka hadashay weeraro ay saakay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladdu leeyihiin.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weeraro ay saaka aroortii hore ku qaadday saldhigyo ciidamada dowladda ku leeyihiin gobollada Hiiraan iyo Jubbada hoose ee dalka Soomaaliya isla markaana ay ku dileen 32 askari, sida ay baahisay warbaahinta taabacsan kooxdaasi. Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa sheegtay in tuulada Baardheere ee dhacda duleedka Beledweyne lagu dilay 15 […]

1 min read

Tababarihii xulka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya oo is-casilay.

Riyad — Tababarihii xulka qaranka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya Herve Renard ayaa iska casilay xilka tababaranimo, sida uu shaaciyay Xiriirka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya ee (SAFF). Xiriirka ayaa oggolaaday inuu joojiyo qandaraaska Renard, kadib codsi isaga ka yimid, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka ee xiriirka Sacuudiga. “Waxaa la gaaray heshiis […]

1 min read

Muslimiinta waardiyeeya xarumaha qaar ee Qadar oo laga hor istaagay inay afuraan.

Wararka ka imanaya dalka Qadar ayaa sheegaya, in Muslimiinta waardiyaha ka ah xarumaha qaarlaga hor istaagay inay afuraan marka la gaaro xiliga afurka. Warbaahinta qadar ayaa sheegaya, in dadka shaqaaleysiiyay gabdhahaas ay qaarkood sheegeen, in shaqaalahooda oo afuraya iyagoo shaqa ku jira ay u muuqato wax xirfadda ka baxsan. Bogga warbaahinta qeybta Ingiriiska ee Doha […]

4 mins read

Ninba Dhagaxiisoow soo dhugo ku leeyahay!!!.

Meela Badan oo Dunida ah waxaad ku arkee dhagxo. waxaa lagu leeyahay dhagaxaan, Maalin ayaa Hitler ku fadhiistay. kursigaa Leenin ayaa ku fadhiistay markuu la hadlayay Shaqaalahii Shuuciyadda. Sariirtaan Abraham Lincoln ayaa ku seexa jiray iyo wax yaabo kale. Dhamaantood waxaa laguugu xayeeysiina heer Sare si aad u soo booqato Lacagna aad u bixiso. Yaa […]

2 mins read

Dowladda Federaalka iyo safaaradda Maraykanka oo ammaanay natiijada hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab.

Washington — Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in wejiga labaad ee hawlgallada milatari looga dan leeyahay in al-Shabaab waddanka laga saaro, waxay dawladdu sheegtay , dagaalkana yaqaan. La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan Guutaale ayaa VOA u sheegay in dadka iyo dawladda Soomaaliyeed ay suurtogeliyeen guulaha ay ciidanku ku gaareen […]