March 26, 2023
Maamulka Puntland oo xukun dil ah ku riday 10 katirsan Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan yihiin Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay dilal ka geysteen Magaalada Gaalkacyo. Raggaan ayaa waxaa kamid ah Cadde Cabdullaahi Maxamed Cilmi iyo Cabdiqani Saleemaan Jaamac Sayloor, oo qh ragga ku eedeysan inay Gaalkacyo ku […]
Dowladda Mareykanka oo xadidaysa isticmaalista Baraha Bulshada ee caruurta.
Utah ayaa waxay noqotay gobolkii ugu horaysay ee ku yaalla dalka Maraykanka, oo kusoo rogtay shirkadaha Warbaahinta Bulshada, inay helaan oggolaanshaha waalidka ee caruurta iyo dhalinyarada, si ay u isticmaalaan barnaamijyadooda. Waxay sidoo kale u baahan doonaan inay xaqiijiyaan in isticmaalayaashu ay yihiin ugu yaraan 18 jir. Guddoomiyaha xisbiga Jamhuuriga ee gobolka, Spencer Cox, ayaa […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Aadan Yabaal.
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ay bilihii laoso dhaafay ciidamada dawladda iyo dadka degaanku ka qabsadeen ururka Al-Shabaab.Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidanka iyo mas’uuliyiinta dadka degaanka sida ay sheegtay warbaahingta rasmiga ah ee dawladda […]
Qoraalka Dulmi: Laas Caano ma Siyaasad mise Dhaqan?
Waxaa Maanta ka degay Magaalada Garowe Odayaal ka socdo Beelaha Hawiye iyo Digil & Mirifle, Si ey u dhaxdhaxaadiyaan Beelaha Daarood iyo Dir ee Ku dagaalamayo Laascaanood . Odayaasha ku baxay Arintaa Waxaa ka mid ah: 1.Ugaas Maxamud Cali Ugaas ( Daa’ud ). 2. Ugaas Xassan Ugaas Mohamed (Ceyr). 3.Suldan Warsame Suldan Ibrahim ( Jiido). […]
Ra’iisal Wasaare Xamse oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay sugidda amniga caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxda Booliiska, Nabad sugidda gobolka , Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xafiiska Amniga Qaranka ayaa waxa ay ku soo bandhigeen […]
Warar Goos goos Isborti ah =kooxda Tottenham Hotspur oo macalinkeeda u magacowday Julian Nagelsman=
Tottenham Hotspur, ayaa u magacawday kooxdeeda macalinka reeer Jarmal ee Julian Nagelsmann, oo 35 jir ah, kaasoo laga ceyriyay kooxda Bayern Munich – xulashada 1-aad, ee ay ku bedeli karaan Antonio Conte, oo 53 jir ah, oo u dhashay dalka Talyaaniga. Spurs ayaa waxay dooneysaa inay wada hadal la yeelato Nagelsmann, kadib markii hore loo […]