March 24, 2023
Maxkamadeyntu ma Ciidanaa mise Shibil?.
Asgarigaan shalay ayuu Fal dambiyeed muuqdo ku galay Agagaarka Zoobe. Ma ahan wax qarsoon welina waa Eedeysane kaliya. Mana ahan in si loo qanciyo Doodaha Baraha Bulshada la yiraa waa la Ruqseeyay. Waa in Guddi Saraakiil ah loo saaro arinkiisa, CID ay baarto, Haddii loo baahdo caafimaad ahaan la baaro, la ogaado ma iskii ayuu […]
Dowladda Soomaaliya oo Aduun weynaha la kaashanaysa ka hortagga Kalluunka sharci darrada ah ee baddeeda.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalalka caalamka ay la kaashan doonto, sidii wax loogga qaban lahaa, Kalluumaysiga sharci darrada ah ee ka dhaca badaheeda. Shir dalal badan ay ka qeyb galeen, oo ka socda caasimadda Copenhegan ee dalka Denmark, ayaa loogga u isticmaalka arrintann ee Tiknoolajiyadda. Kalluumaysiga sharci darrada ah, ayaa dowladda Soomaaliya waxay ka […]
Ilaaladaha xeebaha Talyaaniga oo soo badbaadiyay 700 oo Tahriibayaal ah.
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay ku dhawaad 750 tahriibayaal ah labo howlgal oo kala duwan oo ay sameeyeen xeebaha koonfureed ee dalkaasi, saacado kadib markii ugu yaraan shan qof oo kasoo baxay xeebaha Tunisia ay ku dhinteen 33 kalena weli lagu la’yahay. Ilaalada xeebaha ayaa sheegay in ilaa 295 qof laga soo badbaadiyay […]
Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka wada hadlay xaalada amniga iyo howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Shirka golaha Wasiiradda Jubbaland ayaa si qota dheer looga hadlay xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xuraynta ee ka socda Inta badan deegaanada iyo degmooyinka Jubaland oo ay iska kaashanayaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland. Golaha wasiiraada ayaa bogaadiyay howlgalada ka socda deegaanada Jubbaland, iyagoona ugu baaqay dadka shacabka iney garab istaagan […]
Wararkii ugu dambeeysyay dagaal xalay dhexmaray ciidamada Haramcad iyo Al-Shabaab.
Dagaal xooganaa ayaa waxaa xalay uu ku dhexmaray Beerta Cali Mahdi ee duleedka degmada Deeyniile ee Gobolkan Banaadir Ciidamo katirsan kuwa Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa sida la sheegay uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad ay weerar ku qaadeen Xarunta ay Al-Shabab […]
Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay qeyb ka noqonayaan howlgalllada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa hambalyo diirran u diray dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Danjiraha ayaa ku booriyay dadka muslimiinta ah in ay u duceeyaan dalka inta lagu jiro bisha barakeysan si uu uga gudbo caqabadaha hortaagan loona xaqiijiyo […]
Nasashada Jimcaha. Q-349=Maalin kasta waxaad sameeysaa wax aan laguugu waajibinin=
1. Ogow kaligaa ma ahan Inta Mu’miniinta ah oo dhan ayaa soomka lagu waajibiyay, Annaguna uguma horeyno Dadka lagu waajibiyay ee Kuwii naga horeyayna waa lagu waajibiyay. ( F.M: 1aad) ( Maalin kasta waxaad sameeysaa wax aan laguugu waajibin, Bal Bishaan iyo kuwa Dambe ku dadaal soomka, Ogow somku ma ahan in aad Cuntada iyo […]
UK oo xabsiga dhigtay koox ay ku eedaysay inay qorshaynayeen falal argagixiso.
Booliiska la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa sheegay in ay shan nin u xidheen tuhuno argagixiso. Nimanka ayaa booliisku ka qabteen magaalooyinka Worcester, Birmingham, Leicester iyo Bradford. Magaalooyinkan ayaa ka mid ah deeggaanada ay jaaliyadaha Muslimiinta ahi ku badan yihiin inkasta oo aan la shaacin jinsiyadaha iyo meelaha ay raggani kasoo jeedaan. Raggan oo […]