March 4, 2023
Yaa isku dilayo Laascaano?=Faallo=
Dir iyo Daarood Miyaa? MAYA. Isaaq iyo dhulbahante miyaa? MAYA. Somali Land iyo SSC miyaa? MAYA. Somaliya iyo Somali land miyaa? MAYA. Haddana intaba si Dadban ayaa loo sii dhax markaa. 1. Weligaa ma aragtay Golaha Ammaanka oo ey ku jiraan 5-ta Dowladood oo Leh Codka VETO oo ka shirayo Magaalo yar iyo Tuulooyin ku […]
Lionel Messi gifts 35 gold iPhone 14 Pros to World Cup-winning teammates and staff.
Argentina won the recent FIFA World Cup, becoming world champions for the first time since 1986 with the help of Lionel Messi, and the team captain confirmed its deity status among Argentinians. The player decided to celebrate his teammates and staff that were part of the campaign in Qatar in an unusual manner. He gifted […]
Xaaladda magaalada Laascaanood oo maanta degan.
Xaaladda Magaalada Laascaanood, ayaa dagan shalay illaa iyo maanta. Magaalada waxaa haatan kusugan ciidan fara badan iyo dhalinyaro. Waxaa furan bakhaaro dhawr ah, iyo illaa iyo shan maqaaxiyadood, hoteelada furanna waa labo. Sidoo kale, dhawr kaalimood oo shidaal ah, ayaa iyana furan. Saddex maalmood dagaal kama dhicin magaalada. Ciidamada waxey isku hor fadhiyaan dhinaca waqooyiga […]
Mareykanka oo Ukraine ugu deeqay gargaar militari oo dheeraad ah.
WASHINGTON — Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay kaalmo cusub oo gargaar milatari ah oo loogu talagalay Ukraine, taasoo dhan $400 milyan, sida uu sheegay xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken. Blinken ayaa sheegay in kaalmada militari ay ka koban tahay rasaasta madaafiicda goobta nooca loo yaqaan HIMARS ee uu Mareykanku ugu deeqay Ukraine iyo sidoo kale rasaasta […]
Daraasad: Shirkadaha Maraykanka oo aan u arkin, Shiinaha meel mudan inay maalgashadaan.
Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa tilmaamaysa in isbedel xooggani ku yimi aragtida maalgashiga shirkadaha Maraykanka ee ku aaddan dalka Shiinaha, taas oo haatan aad hoos ugu dhacday. Shirkadaha Maraykanka ayaa 25-kii sannadood ee la soo dhaafay u arkayey dalka Shiinuhu inuu kaalmaha ugu horreeya kaga jiro, meelaha muhiimka ah ee ay maalgashadaan shirkadaha […]