18 May, 2024
1 min read

Somaliland oo loohu baaqay inay ciidamadeeda ka saarto magaalada Laascaanood.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay dhibaatada ka socota Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Wasiirka oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku celiyey mowqifka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ah in xabadda la […]

1 min read

Madaxweyne Xassan Sheekh oo loogu baaqay inuusan saxeexin sharciga Hay’adda NISA.

Hay’dda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday MadaxweynahaSoomaaliyainuu dib u dhigo saxiixa hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, kaasoo hay’addu sheegtay inuu ballaarin doona awoodaha NISA oo horey loogu bartay tacaddiyada. Hindise sharciyeedka cusub oo uu ansixiyay Barlamaanka Soomaaliya ayaa NISA waxaa uu siinayaa awooddo ballaaran oo ay dadka ku […]

1 min read

Shil diyaaradeed oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Ballidoogle

MUQDISHO — Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada howlgalka Midowga Africa ee ATMIS oo tababareysay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ku burburtay deegaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taasoo ay ku dhinteen saddex qof, siddeed kalana ay ku dhaawacmeen. ATMIS ayaa wax laga xumaado ku tilmaannay in saddex ka mid ah kow […]

1 min read

Al-Shabaab oo Wacad ku martay inay dili doonaan koooxaha Daroogada ka Ganacsada iyo kuwa Ciyaal Weerada.

Muqdisho – Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay in rag ka tirsan waxa ay kooxdaasi u taqaaan ”Amniyaadka” oo ka dhigan sirdoonkoodu ay toogteen nin ay magaciisa ku sheegeen Cabdulqaadir Carab. Ninkan ayay Shabaabku ku sheegeen in uu ahaa madaxii ka ganacsiga daroogada dhalan rogtey dhallinyarada Muqdisho iyo meelo kale iyo xitaa Gaangiska iyo Ciyaal-wirifka qaarkood ee Taanbuugga […]

1 min read

Deg Deg: Ciidamada Sommaliland oo la sheegay inay isaga baxeen goobihii lagu dagaalamay.

Wararka laga helayo Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe ay Ciidamada Somaliland isaga baxeen degaannada maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogan ka dhacayeen. Shalay subaxdii  hore ayaa duleedka magaalada Laas-Caanood waxaa ka dhacay dagaal aad u xooganaa kaas oo keenay in Ciidamada degaanka ay la wareegaan degaano ay […]