29 Apr, 2024
1 min read

“Ronaldo wuxuu qaatay dhaqanka Sucuudiga” – Warbaahinta Galbeedka oo aad wax uga qoraysa khamiiska Ronaldo

Riyaad – Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa lagu xifaaleeyey inuu ”qaatay dhaqanka sucuudiga” iyo moodada soo jireenka ah si uu ugula dabaaldego Maalinta Aasaaska dalkaasi bariga dhexe – iyadoo la arkayey xiddiggan Bortuqiiska oo dhoolla cadeeyanaya jeer uu asxaabtiisa Al-Nassr kula raaxaysanayey maalin farxadeed, sida uu qoray Daily Mail oo ay wehliyaan warbaahinta kale ee Galbeedku sida Goal, Mirror, MSN, AS […]

1 min read

Golaha Amaanka QM oo ka hadlay xaalada Soomaaliya.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda Haweenka  Soomaalida, nabadda iyo amniga. Golaha Amaanka sheegay  in weerrada sii socda ee Al-Shabaab oo ay weheliso xaaladda bani’aadaminnimo ee daran, abaarta iyo hannaanka siyaasadeed ee caqabadaha wata ay sii kordhiyeen halista ilaalinta dadka soo barakacay, kuwaasi oo 80% ay yihiin dumar […]

1 min read

Militeriga Yahyuda oo duqeeyay marinka Qaza

Israa’iil ayaa saaka duqeymo ka geysatay marinka Qaza kadib markii gantaallo laga soo tuuray dhulka ay Falastiiniyiinta maamuulaan. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay soo rideen shan ka mid ah gantaallada halka kuw kalena ay ku dhaceen dhul bannaan. Weerarradan ayaa daba socda howlgal dad badan lagu dilay oo Israa’iil ay ka fulisay dhulka la heysto […]

1 min read

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub.

Doorasho muddo dheer lagu muransanaa ayaa maanta ugu dambeyn lagu doortay hoggaanka xiriirka kubadda cagta ee Soomaliaya, waxaana guddoomiye loo doortay ku simihii gudoomiyaha  xiriirka Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino), wuxuu hoggaamin doonaa xiriirka kubadda cagta. Haseyeeshee, koox kale oo diidan doorashadaasi ayaa iyana Muqdisho ka sheegay inay doorteen hoggaan kale oo ay leeyihiin , […]

1 min read

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo is-casilay.

MUQDISHO — Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay bayaan uu soo gaaray goor dambe oo xalay ah. “Mudane Ra’isul Wasaare, tan iyo markii aan la wareegay xilka wasaaradda, waxaa si joogta ah iigu imaan jiray shaqaale iyo qanderaasleyaal dacwo ka ah wasiirka wasaaradda, kuwaas oo ku […]