19 May, 2024
1 min read

Fannaadda Rihanna oo 7-sano kaddib kusoo laabatay masraxyada haddaba xaggey ku maqneyd?

Taageerayaasha Rihanna waxa ay si weyn u filayaan bandhigeeda Super Bowl ee wakhtiga nasashada, waana mid ka mid ah bandhigyada muusigga ee ugu weyn looguna jecelyahay. Rihanna ma aysan sameynin ama ma aysan sii dayn wax album heeso ah tan iyo 2016, sidaa darteed rajooyinka ayaa sarreeya, gaar ahaan dhalmada kaddib sannadkii hore. Taageerayaasha ayaa […]

1 min read

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Qunbi.

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland ayaa howlgal ay saaka iyo xalay sameeyeen waxay maleeshiyad Al-shabaab kala wareegeen gacan ku heynta deegaanka Qunbi ee gobolka Jubada Hoose, sida ay shaacisay warbaahinta dowladdu. Deegaankan ayaa saldhig u ahaa maleeshiyada Al-shabaab. Wasiirka Amniga Jubaland ayaa ‘guul’ ku tilmmaamay howlgalkan, isaga oo sheegay inay howlgallada ka dhanka […]

1 min read

Ciidamada Mareykanka oo 12 Al-shabaab ah ku dilay weerar ka dhacay duleedka Hobyo

HOBYO — Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICO ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka ay oo ay Jimcihii ka fuliyeen deegaanno ka tirsan degmada Hobyo, sida lagu sheegay warsaxaafdeed kasoo baxay taliska. AFRICOM ayaa sheegtay in weerarkan uu ka dambeeyay codsi uga yimid Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, […]

1 min read

Ma fahmin: Shirka Nabadda Sh/Hoose iyo Adis Ababa?!

Dadka degan Sh/Hoose xaq ayeey u leeyihiin in ey ka tashadaan aayaha Deegaankooda. Laakin, waxa aananan Fahmin sababta Shirkaan oo ey ka qeyb galayaan inta badan Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin iyo aqoonyahan ka imaanayo Dalka gudihiisa iyo Dibadiisa loogu qabanayo Adis Ababa Feb.21-22-23-2023.iyada oo lagu qaban karo Dalka Gudihiisa, yaase ka dambeeyo? Hardankna Gobalka Somalida ka […]

1 min read

Haramcad shan qof ku dhaawacay markii uu u dhacay dhismaha maxkamadda Ghaziabad.

Haramcad ayaa u dhacay maxkamad magaalo u dhow caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaana uu dhaawacay ugu yaraan shan qof, sida ay booliisku sheegeen. Muuqaal laga duubay dhacdadan oo qabsaday baraha bulshada ayaa muujinaya dhowr nin oo ku dhaawacmay weerarka, oo uu ku jiro nin dhaawaciisa liitay oo laga qaaday maxkamadda magaalada Ghaziabad. Booliis xiran […]