1 min read

Ma fahmin: Shirka Nabadda Sh/Hoose iyo Adis Ababa?!

Dadka degan Sh/Hoose xaq ayeey u leeyihiin in ey ka tashadaan aayaha Deegaankooda.
Laakin, waxa aananan Fahmin sababta Shirkaan oo ey ka qeyb galayaan inta badan Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin iyo aqoonyahan ka imaanayo Dalka gudihiisa iyo Dibadiisa loogu qabanayo Adis Ababa Feb.21-22-23-2023.iyada oo lagu qaban karo Dalka Gudihiisa, yaase ka dambeeyo?
Hardankna Gobalka Somalida ka sokoow, waxa uu ka dhexeeyay 3 Dowladood iyo Lix shirkadood, ma iyagii ayaa saameeyn ku leh?

Haddii aad Shirkaa ka heyso Xog dheeri ah Fadlan nala wadaag. Ogaal wadaag ahaan.

Qore: Yahya Amir