1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Sacuudiga

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka.

Sidoo kole,  maadxweyanaha ayaa waxa uu kulam goni gooni ah la qaadan donaa maadxda dalkasi sacuudiga iyo madaxda ka soo qeyb gashay shirk aka furmaya dalka sacuudiga oo loogu hadli doona Iskaashiga iyo hormarka.

Dalka Sacuudiga aya waxaa ku sii qul qulaiay madaxada wadamada Afrika kuwaasi oo halakasi u tagay sidii ay ugu qeyb gali lahayeen shirka u dhaxeeyo Shiinaha iyo Sacuudiga kaas oo loogu hadli doona ariamah is kaashiga iyo hormarka.