23 Apr, 2024
1 min read

Xulka England oo ka huleelay Koobka Adduunka, France oo u gudubtay semi-finals.

Olivier Giroud ayaa dhaliyay goolka guusha ee xulka Faransiiska ee difaacanaya Koobka Adduunka, iyadoo ciyaar xiisa badan ay Faransiisku England ku garaaceen 2-1 kaga badiyeen. Xiddiga Harry Kane ayaa rigoore goor danbe loo dhigay ka qasaariyay xulkiisa. Xulka Faransiiska ayaa wareegga afar dhammaadka la ciyaari doona xulka Morocco oo iyana maanta ka guuleystay xulka Portugal […]

4 mins read

Isbitaalka Jaalle Siyaad ee Mogadishu.

Hordhac Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka oo Joogay Xuduuda Gobalka Bakool ayaa yiri: Waxaan ka baxsaday Dalka waxaana ku biiray SSDF. waxaan soo weeraray isla Xeradii aan ka baxsaday, Saxiibadey ayaan qaar laayay, Qaarna Dhaawacay, Qaarna ku Luga beeleen Weerarkii aan ku soo qaaday.. Muddo kadib ayaan isku soo Dhiibay Dowladii. Waxaa la ii […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada ka dhanka ah ee Muqdisho.

Goordhaweyd waxa gaaray magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan Madaxweynaha Hirshabelle, Kuxigeenkiisa iyo saraakiil ciidan, si ay ugu kuurgalaan xaaladda magaaladaasi oo dhawaan laga saaray ururka Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa Aadan Yabaal gaaray wafdi u hoggaaminayeen wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha militeriga Soomaaliya. Dhinaca kale waxa xalay iska hor’imaadyo laga soo weriyay tuulada Goobo oo ku dhaw […]

1 min read

Tababaraha xulka Mrorocco: Waan dareensanahay taageerada ay noo muujinayaan Afrikaanka iyo Carabta

Tababaraha xulka qaranka Morocco Walid Rekragui ayaa sheegay inay kooxdiisa ay dareensan tahay taageerada ay u muujinayaan ddaka Afrikaanka ah iyo kuwa Carabta ah xilli maanta ay la dheelayaan xulka Bortuqiiska. Haddii Morocco maanta ay ku gudbaaan ciyaarta Rubac dhammaadka Koobka Addduunka waxay noqanayaan xulkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo gaara nus dhammaadka. Dhinaca […]

2 mins read

Ar, Somaliya Madaxnimada ma Adiga oo aan weeydiisan ayaa laguu dhiibaa?=Nasashada Jimcaha. Q- 334aad= =

1. Rasuulkeena Moxamed CSW ayaa yiri: Hooy, cabdiraxman Binu Samarow: Ha weydiisan Madaxnimo.Sababta oo ah, Haddii aad weydiisato oo laguu dhiibo, waa laguu wakiishay “Adiga kaligaa ayaa lagaa rabaa oo masuul ka ah”. Haddise laguu dhiibo Madaxnimada Adiga oo aan weydiisan waa laguu kaalmeynayaa. ” Alaah ayaa kuugu kaalmeynayo Masuuliyadaa” ( F.S: 1aad) ( Ar, […]