December 1, 2022
4 mins read
1000 Dollar aaaa!!!. Masaakiinta ma qabto.
Inta badan Gudoomiyayaasha Degmooyinku marka ey cusubyihiin waxa ey amraan bixinta Lacago cusub oo Degmada wax loogu qabanayo, muddadii ayaana ka dhamaato iyada oo aan wixii la qaban, kan ku xigo ayaa hadana na amro bixinta. Guriga aan ka deganahay Degmada Wadajir Maanta waxaa lagu soo qoray in la bixiyo 1000 Dollar taa oo ka […]