18 May, 2024
1 min read

Abiy Ahmed oo sheegay inay ka go’an tahay hir-gelinta heshiiska nabadda ee gobolka Tigray.

ADDIS ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaaray hoggaanka Tigray-ga waddanka Koonfur Afrika horraantii bishan, si loo soo afjaro colaadda dad badan lagu dilay ee laba sano ka socotay waqooyiga gobolka Tigray. Khudbad uu Talaadadii ka hor jeediyay baarlamaanka, ra’iisul […]

9 mins read

Akhriso Khubadda Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Furitaanka Kalfadhiga 2-aad Labada Aqal Ee BJFS

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan xilka la wareegay waxaan la kowsaday laba xaaladood oo kala daran: Abaaro saameeyay in ka badan 7 Milyan oo qof, iyo KHAWAARIJTA oo sii kordhiyay culayska ay ku hayeen shacabkeena taagta daran. Waxa aan qaaday tallaabooyin aan u arkayay inay […]

1 min read

Madaxweynaha Puntland: “Soomaaliya laba caqabad ayaa heysta…”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dalka Soomaaliya ay kajiraan laba caqabadood, kuwaas oo hortaagan dhismaha dowladnimada Soomaaliya, loona baahan yahay in xal laga gaaro. Madaxweynaha oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay dalka Zambia ayaa sheegay in xilligaan Soomaaliya uu dhibaato ku haayo khilaafsayada siyaasadeed ee aan xalka laga gaarin, […]

2 mins read

Mareykanka oo $10 milyan oo abaal-marin ah ku bixinaya xogta Saraakiil iyo Hantida Al-Shabaab.

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab iyo carqaladeynta hanaankeeda maaliyadeed. “Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka, oo ay maamusho Waaxda Nabadsugidda Diblomaasiyadda, ayaa kordhinaysa oo illaa $10 milyan gaarsiineysa abaal-marinta la […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta loo xiray Mustafa Cali Caanood.

Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa soo xiray Mustafa Cali Caanood oo dowladdu sheegtay in uu yahay  shaqsi faafiya Fikirka Al-Shabaab, kaas oo baraha bulshada ku faafin jiray Muuqaalo uu iska soo duubay. War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Iyada oo laga duulayo go’aanka dowladda ee la […]

1 min read

Cristiano Ronaldo: “Waxaan dareemay in kooxda Man United ay i khiyaantay”

Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu dareemayo inay “khiyaantay” kooxda Manchester United isla markaana lagu khasbay in uu isu tago kooxdaas. Ronaldo oo la hadlayay barnaamijka TalkTV uu daadihiyo Piers Morgan ayaa sheegay, “Waxaan dareemay in la ii khiyaanay, waxaan dareemay in dadka qaar ee ka tirsan aysan ila dooneyn in aan halkan joogo”. Ronaldo […]

3 mins read

Subxaanalaah= Maqaal xiiso leh=

.Muuqaalad iyo Hab nololeedka Noole badan Allaah waa naga qariyay. Qaarkood jirkooda ayaa aad loo yareeyay, sida kaneecada oo iyada oo yar ay dhib nagu heeyso haddii ey weeynaa leheyd Sunteeduna intaa ka badan leheyd maxaa nagu dhici lahaa. 1. Quraanshadu waa xayawaan aad u yar, si toos ahana uma aragni Muqaalka wajigeeda, haddii ey […]

1 min read

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin oo kala socday Warbaahinta waxaa uu seddex maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Waxaa tababarka soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si loo xoojiyo kaalinta Warbaahinta ee tabinta […]

1 min read

 Xildhibaan Hibaq Jama, Xildhibaan Kerry McCarthy MP & Xildhibaan Indho Indho  oo yeeshay kulan lagu Falanqeeyo Qadiyada Gooni isutaaga Somaliland.

Bristol (Somaliweyn.org)  Danjiraha Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamka u qaabilsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac ayaa soo qaban qaabisay Kulan Dhexmaray Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan indho indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy MP oo laga doortay Magaalada Bristol, kulankan oo qaatay mudo saacad ah ayaa ka qabsoomay Aqalka looga taliyo Magaalada Bristol waxaana […]

1 min read

Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday gobolka Bakool.

Waxaa degaanka Aato ee Gobolka Bakool ka bilaawday kulamo looga tashanayo howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kaas oo ay yeesheen Saraakiisha Ciidamada dowladda, kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed & kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis. Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka degaanka Aato ayaa ka arinsaday sidii degaannada gobolka bakool looga bilaabi lahaa howlgallada […]