26 Apr, 2024
1 min read

Kenya oo sheegtay inay adkeysay amniga Xabsiga Kamiti oo sanad kahor ay ka baxsadeen Maxaabiis.

Madaxa Xabsiga Kamiti John Warioba oo bixiyay Wareysi uu ku faah-faahiyay sanad kaddib waxa uu ka baddelay nidaamka ilaalinta Xabsigaas ayaa sheegay in uu ka shaqeeyay sidii loo ilaalin lahaa Maxaabiista ku xiran oo sanad kahor ay ka baxsadeen Dad ku eedeysan in ay katirsan yihiin AS. John waxa uu sheegay in dhammaan dhismaha uu ku xiray […]

1 min read

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Somaliland.

Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii November aanay u aqoonsanayn madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisa kuwo sharci ku fadhiya xafiiska oo haysta kalsoonidii shacabka. “Maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo Xukuumadiisu uma aqoonsanin kuwo sharci ku fadhiya, Muuse waxa aanu […]

1 min read

Mucaaradka Somaliland oo sheegay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn Muuse Biixi mid shacriyad ku fadhiya.

Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia inay sharciyad ku fadhiyaan. Hadalkan ayey xisbiyadu sheegeen maanta oo ay ku egtahay mudda xileedka asalka ahaa ee madaxweynaha iyo xukuumaddiisa. Hase yeeshee bishii Oktoobar ee aynu soo dhaafnay horraanteedii ayey ahayd markii […]

1 min read

SARAAKIIL LAGU EEDEEYEY IN DHUL BOOB KU HAYAAN DHUL AY LEEYIHIIN…

Kulan ay isugu yimaadeen Odoyaal, Waxgarad iyo Ganacsato ayaa looga hadley Cabasho ku saabsan Dhul Boob ay sheegeen in ku hayaan Saraakiil tirsan Dowlada Federaalka, Dhulkaas oo ay sheegeen in ku yaal Degmada Csbdicasiis ee Magaalada Muqdisho Xubnihii kulankaas ku sugnaa ayaa inta aysan Warbaahinta la hadlin waxay soo bandhigeen Dukumenti Cadeynaya in ay Dhulkaas […]

1 min read

Soomaaliya: Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xariga Ka Jaray Xarunta Hay’adda Socdaalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda ay tahay wajiga qaranka. Dhismaha xaruntaan oo si wanaagsan loo qalabeeyay, ayaa qeyb ka qaadaneysa hufnaanta iyo gudashada waajibaadka shaqo ee bixinta adeegyada muhiimka u ah […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Maanta Lakulmay Ciidankii Tababarka Loogu Diray Ereteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii hore ee bishii Luuliyo ee sanadkan uu ku tagay dalkaas, dowladda Ereteriya […]