26 Sep, 2025
1 min read

Al-Shabaab oo digniin ka soo saartay go’aan ay soo saartay dowladda Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa uga digtay warbaahinta madaxabannaan iyo weriyeyaasha ka howlgala Soomaaliya in ay u hoggaansamaan amarka dowladda ay ku mamnuucday in la isticmaalo ‘dacaayadaha’ ku saabsan Al-Shabaab . Dowladda Soomaaliya waxay Sabtidii shaacisay liiska website-yada taabacsan kooxda. Waxay u jeedisay shirkadaha Internet-ka bixiya inay hawada ka saaraan baraha Al-Shabaab. Dowladdu waxay sidoo kale hawada ka […]

1 min read

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga gobolka iyo xiriirka labada dal. Waxay sidoo kale wada hadleen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qeybo kamid ah Soomaaliya, sida ay baahisay madaxtooyada Soomaaliya. “Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa ku bogaadiyey dowladda Soomaaliya […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay tiro badan oo Al -Shabaab ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in ka badan 200 oo ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab, ay ku laayeen tuulada Jicibow ee hoos tagta degmada Buula Burde, sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda. Wasiirka amniga Hirshabelle, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa BBC-da u sheegay in ujeedka Al-Shabaab uu ahaa, inay qabsadaan deegaankaas oo ay ku sugan yihiin, ciidamada dowladda […]

1 min read

Illaa 33,500 oo Tahriibe oo ka tagey xeebaha Faransiiska oo sannadkan gudihiisa gaaray Britian.

LILLE, FRANCE – In ka badan 360 tahriibayaal ah ayaa la badbaadiyey Axaddii, xilli ay isku dayayeen inay ka baxaan xeebaha woqooyi ee dalka Faransiiska iyaga oo u sii jeeday xeebaha koonfureed ee dalka Ingiriiska. Masuuliyiinta dalka Faransiiska ayaa sheegay in tahriibayaashan la soo badbaadiyey ay ku safrayeen doomo yaryar. Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka […]

1 min read

Liibiya: QM oo ku baaqday in la baadho, tahriibayaal dhintay ka dib markii la gubay doontii ay saarnaayeen.

TRIPOLI, LIIBIYA — Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka dhacay meel u dhow xeebaha magaalada Sabratha ee dalka Liibiya, iyaga oo ku eedeeyey dilkaas inay ka dambeeyeen kooxaha mukhalasiinta ah ama dilaaliinta wax tahriibiya. Qaramada Midoobay ayaa dalbanaysa in […]