01 May, 2024
1 min read

Ururka Al-Shabaab ee Mozambique oo shirkado shidaal ku khasbay inay shaqada joojiyaan.

MAPUTO – Madaxweynaha dalka Mozambique Filipe Nyusi ayaa ugu baaqay shirkadaha shidaalka ee dalalka reer Galbeedka, inay dib u bilaabaan shaqadii ay ka hayeen gobolka Cabo Delgado, isaga oo sheegay in xaaladaha ammaanka ee agagaarka magaalada Palma inay soo hagaagayaan. Balse waxaa sii weli sii socda iska-hor imaadyo u dhexeeya ciidamada ammaanka ee dalkaas iyo […]

1 min read

Cabdiraxmaan C/Shakuur oo caalamka u diray qeylo-dhaantii ugu dambeysay.

NEW YORK — Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku dayaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo in gargaar dheeri ah loo helo wax ka qabashada abaaraha. “Waxaan halkan u joognaa olole aan ugu soo jeedineyno […]

1 min read

Shabakad dadka tahriibisa oo lagu qaqabtay qaaradda Yurub.

Booliiska dalka Talyaaniga, ayaa sheegay in shan qof loo qabtay tahriibinta muhaajiriin isaga kala gooshayey galbeedka Yurub, iyagoo raacay diyaarado gaar ah. Dadka la tuhunsan yahay, ayaa waxay siiyeen muhaajiriinta waraaqo diblomaasiyadeed oo been abuur ah, oo looggu tala galay wadanka ku yaalla Kariibiyaanka, ee St Kitts iyo Nevis. Diyaaradda sida gaar ah loo leeyahay, […]

2 mins read

Madaxweynaha Soomaaliya oo laba qodob la hortagi doono shirka Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mareykanka u tagaya inuu ka qeyb galo shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Waa safarkii ugu horreeyay ee uu ku tago dalkaas tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii dalka ka dhacday bishii May ee sanadkan. Madaxweynuhu wuxuu ka qeybgeli doona meertada 77-aad ee golaha loo dhan […]

1 min read

Kenya oo kala noqotey aqoonsigii Saxaraha Galbeed.

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa tirtiray qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka, oo ay Kenya kagala noqotay aqoonsigii muddada dheer ay u haysay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Carabta ee Sahrawi (SADR). Tani ayaa ka danbeysay, ka dib markii uu kulan la qaatay wasiirka Arrimaha dibadda dalka Morocco, Nasser Bourita. “Kenya waxay kala laabatay aqoonsiga SADR, waxeyna billowday […]

1 min read

Midowga Yurub oo sheegay in weerarada diyaaradaha dowlada Itoobiya ay halis galiyeen rajadii nabadda.

Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ay duqeymo ka geysteen magaalo weyn, oo ku taalla gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, iyadoo taasi ay halis galisay rajo aan cago badan ku taagneyn, oo nabadeed oo la waday. Jabhadda Xoreynta Tigrayga, ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya inay ka dambeysay weerarka. Ugu […]