1 min read

Ciidamada Dowladda oo sheegay in maleeshiyaad Shabaab ah ku dileen deegaanka Buqaqable.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay 18 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad la bartilmaameedsaday.