28 Apr, 2024
5 mins read

Guul darro Siyaasadeed oo Jamaal Cali Xusen, kaga dhacday Ururrada Barwaaqo iyo Waaberi

Tan iyo  markii uu Jamaal Cali Xusen, lugaha la soo galay siyaasada Somaliland, waxa maalin walba soo waajahayay turun turooyin siyaasadeed oo uu ku kufay, isbedelada iyo gadgadoonka ay leedahay siyaasada Somaliland waxay keentay in uu ku dawakho Jamaal Cali Xusen, isla markaana waxay ku keentay fashil ku yimaada hankiisii uu ku rabay in uu […]

1 min read

Madaxweyne Xassan Sheekh: Waa muhiim in la ansixiyo Sharciga la Dagaallanka Argagixisada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliska guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Talisyada hoggaannada, Taliyeyaasha ciidamada gaarka ah iyo Taliska qeybta guud ee Booliiska Gobolka Benaadir ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga dalka, sharciyadda […]

1 min read

Kulan Lagu Taageerayay Golaha Wasiirada Magacaaban Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka magacaaban ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka qeybgalay kulan taageero iyo kalsooni siin loogu raadinayay Golaha Wasiirada Magacaaban ee Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xamse Cabdi Barre. Xildhibaannada kulanka ka soo qeybgalay ayaa isku raacay in ay codka kalsoonida […]

1 min read

DIGNIIN: Maraykanka oo Afrika uga digay inaysan Ruushka ka iibsan wax aan ahayn Badar iyo Bacrimiye.

Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa booqatay dhowr dal oo Afrika ku yaalla, iyadoo uga digtay dalalka Afrika inaysan Ruushka waxba ka iibsan marka laga reebo badar iyo bacrimiyeyaal, iyadoo ku hanjabtay inay cunaqabateyn la kulmi doonaan haddii ay sidaa sameeyaan. Waxay sheegtay in Ruushku uu qiimaha sare ee raashiinka ee adduunka […]

1 min read

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed oo gaarey magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa, ee dalka Itoobiya. Waxaa la filayaa inuu halkaasi kula kulmo mas’uuliyiinta dalkani. Dhowaan ayey saraakiil ciidan oo ka socota dowladda federaalka Itoobiya, waxey kulan kula qaateen magaalada Baydhabo Madaxweyne Cabdulcasiis Xasan. Labadda dhinac ayaa warka kasoo baxay kulankooda waxaa lagu sheegay […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo taageertay midnimada Shiinaha.

Wasaarradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay maanta bayaan, taasoo ay isku barbar taagtay mowqifka siyaasadeed ee dowlada Shiinaha. Dowladda Soomaaliya, ayaa sidoo kale ka dalbatay in “Qaramada Midoobay ay ilaaliso midnimada, sharafta iyo wadajirka dhulka dowladda Shiinaha.” Bayaanka dowladda Soomaaliya, ayaa kusoo beegmay xili ay xiisad ka dhalatay safar ay afhayeenka […]