26 Apr, 2024
1 min read

Cusmaan Tahliil “Waxaan u sheegnay Ra’iisul wasaaraha inuu soo dhiso xukuumad tayo leh…”

“Waxaan maanta kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, waxaana ka wada-hadalnay arimo badan oo ay ka midyihiin Amniga, Caddaaladda, isla xisaabtan, Dib u hishiisiin guud ee dalka ka dhacdo iyo in uu soo dhiso xukuumad tayo leh, iskuna dheelli tiran si ay dalka ugu jiheeyaan dhabada saxan. Sidoo kale […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdulfataax Siisi oo ku kulmay Qaahira.

QAAHIRA — Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdulfataax Al-siisi, ayaa maanta ku kulmay magaalada Qaahira, halkaasi oo madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho rasmi ah ku joogo Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa la wadaagay dhiggiisa dalka Masar mudnaanta ay dowladda Soomaaliya siinayso xiriirka ka dhexeeya labada dal. Waxa uu […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta Al-Shabaab iyo Liyuu Boolis ku dhexmaray aagga Feer-Feer.

Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Liyuu booliska iyo dagaalyahannada Shabaab ayaa maanta duhurkii ka dhacay deegaanka Laas-qurun oo aan ka fogeyn xarunta degmada Feer-Feer, sida ay BBC-da u sheegeen dad goobjoogayaal ku sugan Feerfeer. Ciidamada Liyuu Booliska ayaa la sheegay inay dagaal ku qaadeen dagaalyahannada Shabaab oo kasoo tallaabay dhinaca Soomaaliya. Rasaasta ayaa la sheegay in […]

1 min read

Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Soo jeedinta RW Xamze.

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay soo jeedinta Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo ahayd in 10 maalmood loogu daro waqtiga magacaabista Golaha Wasiirada oo ka bilaabaneyso maanta oo 25-ka Luulyo ah kuna eg 4-ta bisha Agoosto 2022. Warqad oo uu soo diray Ra’iisul wasaaraha oo uu ku dalbanayay muddada 10ka […]

1 min read

Booliska Kenya oo ku duulay xafiis lala xiriirinayo madaxweyne ku xigeenka Ruto.

Booliska Nairobi ayaa ku duulay isla markaana gudaha u galay xafisyo lala xiriiriyay in uu leeyahay madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto, kana mid ah musharraxiinta ugu cad cad doorashada madaxweynaha ee dhaceysa bisha soo socota. Sarkaal ka tirsan booliska ayaa sheegay in baarayaasha ay soo qabteen labo koombiyuutar iyo labo qalab xog ku keydsanaa. […]