25 Apr, 2024
1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamse oo maalinta berri ah hortagi doona Golaha Baarlamaanka.

Golaha Shacabka Baaralamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah yeelan doona kulan weynaha Golaha kaas oo ka dhici doona xarunta Villa Hargeysa ka dib codsi ka yimid Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya. Fariin lala wadaagay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri “Berri oo  isniin ah, taariikhdu tahay 25 July waxaa jira kulanweynihii Golaha […]

1 min read

Mareykanka oo Malaayiin Dollar ugu deeqay dadka Soomaaliyeed ee Abaartu saameysay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka, Danjire Samantha Power iyo Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaliya. […]

1 min read

Talyaha Ciidanka Xoogga oo Saraakiisha Liyuu Booliiska kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.

Talyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa magaalada Ceelbarde ee Gobolka Bakool kula kulmay Saraakiil sare oo uu horkacayo talye ku xigeenka Ciidamada Liyuu Booliis ee hoos yimaada Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay adkaynta amniga iyo sidii si midaysan la isaga kaashan lahaa weerarada Al-shabaab. Sidoo kale, labada dhinac […]

1 min read

Golaha sare ee Islaamka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo saarey bayaan.

Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa soo saarey war murtiyeed ay ku cambaareynayaan dagaalka ay Alshabaab kusoo qaadey dalka Itoobiya. Al Shabaab ayaa weerar ku qaadey tuulooyinka dhaca xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya horaantii todobaadkan, iyadoo ay isaga hor yimaadeen dagaal fool ka fool ah ciidamada Liyuu booliiska ee dowlad deegaanka […]

1 min read

Madaxweyne Mustaf Cumar oo sagootiyey ciidamo u jiheystay dhanka xadka.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustaf Cumar, ayaa haatan kusugan gobolka Afdheer, isagoo sagootiyey ciidan kasoo noqday hawlgalkii Hulhul. Ciidamadan ayaa haatan waxay u jiheysteen dhanka iyo xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweynaha ayaa safarkan waxaa ku wehliya mas’uuliyiin katirsan maamulkiisa, iyagoo kusugan deegaanka Dharaaye ee degmada Qooxle ee gobolka Afdheer. SRTV Somali

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray dalka Masar.

Madaxwyenaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u kicitimay safar uu ku tagay dalka Masar. Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh uu dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi, la yeelan doona wadahadallo ku aaddan sidii loo xoojin lahaa xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan iskaashiga dhaqaale iyo diblumaasiyadeed, […]

1 min read

Golaha Ammaanka DDS: Waan soo Afjarnay Howlgalkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab.

War saxaafadadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee Golaha Ammaanka ee Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa lagu sheeegay in la soo afjaray maleyshiyaadkii kooxda Alshabaab kuwaasi oo muddo shan maalmood ka hor ah gudaha u galay Ethiopia, gaar ahaanna gobolka Afdheer. Ciidanka dowlad deegaanka ayaa lagu sheegay warsaxafaadeedka in ay ku hareereeyeen Al-shabaab aagga Hulhul iyadoo […]