1 min read
Madaxweyne Mustaf Cumar oo sagootiyey ciidamo u jiheystay dhanka xadka.
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustaf Cumar, ayaa haatan kusugan gobolka Afdheer, isagoo sagootiyey ciidan kasoo noqday hawlgalkii Hulhul.
Ciidamadan ayaa haatan waxay u jiheysteen dhanka iyo xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa safarkan waxaa ku wehliya mas’uuliyiin katirsan maamulkiisa, iyagoo kusugan deegaanka Dharaaye ee degmada Qooxle ee gobolka Afdheer.
SRTV Somali

