26 Sep, 2025
1 min read

Guddoomiyaha XSKC oo u ambabaxay dalka morocco.

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa u ambabaxay magaalada rabat, ee dalka morocco, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono xaflada abaal-marinta Kubadda cagta Afrika. Guddoomiye Cali Cabdi Maxamed ayaa marti qaad ka helay madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Afrika Patrice Motsepe. Guddoomiyaha inta uu ku suganyahay dalka Morocco Waxaa uu […]

1 min read

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Dowladda UK?.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster. Ugu horreyb Danjiraha Dowladda UK ayaa marka hore Guddoomiyaha la wadaagtay sida dowladda Ingiriiska ay uga go’an tahay wax ka qabashada Abaaraha  iyo  in ay si buuxda u taageeri doonto  tababarada […]

1 min read

UK oo diiwaan gelisay heer kulkii ugu darnaa abid.

Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkii ugu sarreeyay abid kaas oo gaaray in ka badan 40 Celsius xilli uu kuleyl daran saameeyay guud ahaan galbeedka Yurub. Faransiiska ayaa ka digay heer kulka ba’an halka waqooyiga Spain laga diiwaan geliyay 43C. Sidoo kale kuleyl daran ayaa laga soo sheegayaa waddamada Belgium, Netherlands iyo Jarmalka. Waxaa Yurub ku […]

1 min read

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in ciidanka jooga Eritrea ay ka dagaalameen Tigray.

ASMARA — Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa wararka soo baxay sannadkii hore ee sheegaya in ciidamo Soomaaliyeed ay galeen dagaalka Tigray ku tilmaamay ku-tiri-kuteen. Afhayeenka oo maanta magaalada Muqdisho ugu warramayey saxaafadda ayaa sheegay in ciidankaas shanta kun ah oo tababaran la wado qorshahii iyo habraacii lagu keeni dalka. Waxa uu sheegay in shanti […]