25 Apr, 2024
2 mins read

Wiilka Soomaaliga ah ee kaalinta 3-aad ka galay Orodka Adduunka maanta.

Bashiir Cabdi, waxa uu dhashay sannadkii 1989 bishii bishii Feebraayo, isaga oo ku dhashay magaalada Ceel Afweyn, ee gobolka sanaag, Somaliland. Waxa uu u ordaa dalka Biljam, waxaana uu caan ku yahay orodka dheer. Wuxuu ka qayb galay 10,000m orodka ah oo dhacayey sannadkii 2014 horyaalada ciyaaraha fudud ee Yurub. Ciyaarihii Olombikada ee Rio de […]

1 min read

Maxaa hor taagan sixidda imtixaannada dugsiyada sare ee Puntland?

Puntland ayaa sheegtay in imtixaanaadkii dugsiyada sare loo sixi waayey lacag la’aan awgeed. Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in lacagaha imtixaanaadka lagu saxo ay bixin jireen waalidiinta, dowladda, iyo hay’ado uu sheegay in ay gacan ka siin jireen arrimahaas balse ay waayeen dhaqaalihii ay hay’adaha ka heli jireen. […]

1 min read

Al-Shabaab oo sheegatay Qaraxii ka dhacay magaalada Jowhar.

Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay huteel ay degenaayeen wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle. Sarkaal ka tirsan madaxtooyada Hirshabeelle oo ku sugan Jowhar ayaa BBC-da u sheegay in qaraxu burburiyay hudheelka iyo guryo ku dhaw isla […]

1 min read

Madaxweynaha Jabuuti oo bilad sharaf gudoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Jabuuti oo uu ku maamuusay Madaxweynaha dalkaas  Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa intii ay socotay casho sharafta waxaa uu billad sharafta ugu sarreysa ee ay bixiso Dowladda Jabuuti guddoonsiiyay […]

1 min read

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dalalka Carabta ka codsaday wax ka qabashada Abaaraha ka jira Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa  kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi, isagoona la wadaagay dalalka Carabta iyo hay’adaha deeqaha bixiya ee caalamiga ah inay Soomaaliya ku garab istaagaan sidii ay uga bixi lahayd dhibaatada abaareed ee ka jirta dalka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta  Adel bin Abdulrahman Al-Assumi, […]