20 Sep, 2025
1 min read

ZINADA iyo cadaabta lag dhaxlo!!!.

Ninkii gacantiisa dul dhiga qof dumar ah oo aan u bannaanayn isagoo shahwo iyo dareen ula jeeda wuxuu imaanayaa maalinta qiyaame gacantiisoo qoorta ugu xiran! …….. Haddii uu shummiyay ama dhunkadayna dibnaha ayaa dab looga shidayaa!Haddii uu u galmoodana bowdyiniisa ayaa ku marag furi doona maalinta qiyaame iyagoo oran doona ‘xaaraan ayuu nagu fuulay’! Markaas […]

2 mins read

Warbaahinta K/Afrika oo Banaanka soo dhigay tacdiyada Soomaalida loogu geysanaayay maalmahaan dambe CAPE TOWN.

CAPE TOWN 🇿🇦▪︎Warbaahinta Koonfur Afrika oo ka Warantay Dhacdooyinka aan la Qarin karin ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed Maalmihii lasoo dhaafay loogu gaysanayey Magaalada Cape Town, haba ugu darnaatee Tuulada isku raranka ah ee Khayelitsha. Qaar kamid ah soomaalida ganacsiyada ku leh xaafadaha Site B iyo Kuyasa, ee degmada Khayelitsha, ayaa ka codsaday booliska in ay ka […]

2 mins read

Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray heshiis 11 qodob ah.(Qaadkii Kenya oo todobaadkaan la keenayo dalka).

NAIROBI — Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa war-mrtiyeed wadajir ah kasoo saaray wada-hadallo ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Wada-hadallada ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Soomaaliya uu maanta Kenya ku tegay casuumad rasmi ah oo uu ku helay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta Kadib wada-hadallo ay yeesheen ayey labada […]

4 mins read

Dalkaan maxey ku badan yihiin Dad aan Xuquuqdooda aqoon iyo Dameero warqado u saxiixo= Nasashada Jimcaha.Q-313 =

Nin Reer Gaalkacyo ahaa ayaa Xajka aaday 1960kii. intii Xajka la joogay ayaa Dowladda Sucuudigu ku dhawaaqday Tirada Xujaayda Dal kasta ka soo Xajisay. Indonesia 10,000. Ciraaq 4000…..Mexico Hal Qof.kii Gaalkacyoodka ayaa yiri: war waa maxaay Waddan dhan oo Hal Qof oo kaliya ka soo xajiyay, weli miyaan Risaaladu gaarin.waxa uu sii raaciyay, Maxaan ula […]

1 min read

Maamulka Puntland oo hal milyan oo Dollar ugu talagalay si wax loogu qabto dadka ay saameysay Abaarta daran.

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhowaaqay dhaqaale gaaraya 1 milyan oo Dollar oo maamulkiisa ugu talagalay si wax loogu qabto dadka ay saameysay Abaarta daran. Deni ayaa timaamay in lacagta lagu shubayo sanduuqa Gurmadka Abaaraha ee Puntland, Wuxuuna Madaxweynuhu ku baaqay in laga wada qeyb qaato Gurmadka. Shir-weynaha looga hadlay Gurmadka Abaaraha oo […]