01 May, 2024
1 min read

Ciidamada Koofur afrika oo Soomaali badan ku xiray magaalada Cape Town.

Dowladda Koofur Afrika oo Ciidamo u geysay magaalada Cape Town ee Gobolka Western cape inay sugaan amniga magaaladaas, ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah dadka ajaanibta ah oo Soomaalidu ku jirto, kuwaas oo ganacsiyo kala duwan ku leh magaalada Cape Town. Sarkaalka Ciidankaas wata ayaa magaciisa waxaa lagu soo koobay malooko, waxaana ay ciidamada xiligaan […]

1 min read

Gudoomiyaha G/Banaadir oo kormeeray waddooyin ay biyo fariisteen.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii da’ay 24-kii saac ee ugu dambeeyay. Duqa magaalada ayaa goobihii uu booqday waxaa ka socotay shaqa balaaran oo ay howl wadeenada Dowlada Hoose Ee Xamar biyaha uga saarayeen Wadooyinka Muqdisho si Shacabka […]

1 min read

Al-Shabaab oo xalay weerartay degaanka Janaale ee Sh/Hoose.

Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo katirsan Millateriga Soomaaliya kuleeyihiin degaanka Janaale oo hoostaga degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal leyska adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Saraakiil katirsan Ciidanka Ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee Xoogga dalka ayaa sheegay inay […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan dalka Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa Maanta oo khamiis ah ku sii jeeda magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, halkaas oo booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku joogi doono. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmi doona dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee […]