23 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Reer Baxdo, waxaad saakay cashar lama ilaawaan ah u dhigteen argagixisada…”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Baxdo ee Gobolka Galguduud ee u dhaxeeyay Ciidamada Ammaanka Galmudug, dadka deegaanka oo dhinac ah iyo Al-shabaab. “Reer Baxdo, waxaad saaka cashar lama ilaawaan ah u dhigteen argagixisadau idin soo weerartay. Waxaad dirteen farriin xambaarsan geesinimo oo muujinaysa in ay […]

3 mins read

War farxad leh oo ku socda dadka isticmaala teleefoonka iPhone.

Malaayiin dadka isticmaala telefoonnada iPhone ah ayay suurtagal tahay in la siiyo lacag magdhow ah, kaddib markii la billaabay dacwad sharci ah oo lagu eedeeyay shirkadda Apple inay si qarsoodi ah u curyaamineyso waxqabadka taleefannadii hore. Justin Gutmann ayaa ku eedeeyay shirkadda inay ku marin habaabisay dadka telefoonnadeeda isticmaala kor u qaadista habka uu u […]