23 Apr, 2024
1 min read

Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Mahad Salaad oo maanta la wareegay xilka Hay’adaas.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugida Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad. Munaasabad oo ka dhacday Xarruunta Hay’adda NISA ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Talyeyaasha Ciidamada Booliiska iyo Militeriga, Wasiirada Gaashaandhiga iyo Amniga, iyo weliba Saraakiil ka tirsan Hay’addaha […]

1 min read

Gudddiyada Doorashada Soomaaliya oo la kala diray.

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban. Guddiyadaasi oo isugu jira heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka. Warqadda guddiyada doorashada lagu kala diray oo xafiiska Ra’isul wasaaraha ka soo baxday sumaddeeduna tahay XRW/0289/05/2022 waxaa lagu sheegay xil-gudashada guddiyada iney ku ekeyd marki labada aqal ee baarlamaanka […]

1 min read

Guddoomiyihii hore ee ururada Bulshada Rayidka oo Muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa Magaalada muqdisho ku geeriyooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyay ehelkiisa, Prof Cabdullahi Maxamed Shirwac oo maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho ku xanuunsanaa. Guddoomiyihii hore ee Ururada Bulshada Rayidka Cabdullah Maxamed Shirwac ayaa maanta la filayay in Loo qaado Cafimaad dalka dibaddiisa ah sida qorshuhu ahaa, waxaase la xaqiijiyay in uu geeriyooday xabiin […]

1 min read

Maamul goboleedyada iyo Dowladda dhexe oo ka wada hadlay Arimaha abaaraha.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa  kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, xubno kale oo ka kala tirsan Xafiiska Raysal wasaaraha iyo Wasaarada Gargaarka ee XFS. Wasiirradu waxay boggaadiyeen Madaxweynaha dawlada federaalka mudnaanta uu siiyey […]